Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Talaado, Nov 10, 2020
Al-shabaab oo sheegay inay hoobiyayaal ku garaaceen saldhig ciidamada Puntland ku leeyihiin Galgala
Talaado, November, 10, 2020 (HOL) - Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay inay in ka badan 19 hoobiyaal ku garaaceen gudaha saldhigga ciidamada Puntland ee Galgala, oo qiyaastii 37km u jirta magaalo xeebeedka Bosaaso.
Hoobiyayaashan ayay Al-shabaab sheegeen inay xalay qaadeen, balse lama oga inuu ka dhashay wax khasaare ah oo kasoo gaaray ciidamada difaaca Puntland ee farriisinka ku leh aagga Galgala.
HOL, oo xiriir la sameysay saraakiil ku sugan magaalada Bosaso, ayaa ka gaabsaday inay macluumaad ka bixiyaan sheegashada Al-shabaab.
Al-shabaab oo xarumo qarsoodi ah ku leh buuraha Galgala iyo Calmadow, ayaa la kulmayay cadaadis joogto ah oo ay ku hayeen ciidamada Puntland iyo diyaaradaha Maraykanka oo duqayn la beegada.
Tallaabooyinkaan ayaa keenay in ay ammaanka Bosaso uu soo hagaago.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Khudbada Gudoomiyaha Gobolka Minnesota Tim Walz ee Xanuunka Covid-19
11/13/2020 5:29 PM EST
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo qaabbilay Agaasimaha Hay'adda WFP
11/10/2020 8:24 AM EST
Talaado, November, 10, 2020 (HOL)- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay agaasimaha Barnaamijka Cunnada Adduunka (WFP) ee Soomaaliya, Cesar Arroyo.
Musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya oo diiday guddiyada doorashada oo ay dowladu magacaawday
11/10/2020 8:16 AM EST
Talaado, November, 10, 2020 (HOL)- Qoraal ka soo baxay qaar ka mid ah musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu qaadacay ka qeybgalka doorashada 2020-21, iyaga dood ka keenay sida loogu kalsoonaan karo guddiyada ay dowladdu u saartay doorashada.
Midowga Africa oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka Itoobiya
11/10/2020 7:41 AM EST
Talaado, November, 10, 2020 (HOL)-War ka soo baxay Ururka midowga Africa ayaa looga hadlay dagaalka sii xoogeysanaya ee ciidamada difaaca Qaranka ka wadaan gobolka Ismaamulka Tigray-ga ee Waqooyiga dalkaasi Itoobiya.
Faah faahin Qarax miino duulleedka Dhuusa-Mareeb lagula eegtay Askar ka tirsan ciidamada dowladda
11/10/2020 5:32 AM EST
Talaado, November, 10, 2020 (HOL)-Inta la xaqiijinayo Labo Askari oo ka tirsan ciidamada dowladda ayaa ku dhintay weerar miino loo adeegsaday oo ka dhacay dulleedka degmada Dhuusa-Mareeb ee gobolka Galguduud.
Shirkadaha daawada Pfizer iyo BioNTech oo ku guulaystay tallaal cusub oo looga hortagaayo feyruska korona
11/10/2020 3:48 AM EST
Talaado, November, 10, 2020 (HOL) - Labada shirkadood ee soo saara daawooyinka ee Pfizer iyo BioNTech oo kala ah dalalka Maraykanka iyo Jarmalka ayaa shaaca ka qaaday in tallaalkii ay horumarintiisa wadeen ee looga hortagaayay feyruska korona, ay horumar wanaagsan ka gaareen tijaabadiisa.
Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ciidamada dowladda lagula eegtay gobolka Galguduud
11/10/2020 2:20 AM EST
Talaado, November, 10, 2020 (HOL)- Warar goor dhaw naga soo gaaray gobolka Galguduud ayaa sheegaya in qarax sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah lala eegtay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.
Xildhibaannada Hirshabeelle oo dhageysanaya khudbadaha musharixiinta xilka madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa
11/10/2020 2:00 AM EST
Talaado, November, 10, 2020 (HOL)- Magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad Gobolleedka Hirshabeelle waxaa ka soconaya qaban-qaabada doorashada xilka madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa iyadoo maanta xildhibaannada dhageysan doonaan khudbadaha musharixiinta.
Japan oo waqtiga u kordhisay ciidamadeeda qeybta ka ah howlgalka la dagaalanka burcad badeeda Soomaalida
11/10/2020 12:35 AM EST
Talaado, November, 10, 2020 (HOL) - Dowladda Japan ayaa go’aansatay inay sanad dheeraad ah ku kordhiso howlgalka la dagaalanka burcad badeedda Soomaaliya ee ay ka wadaan Xeebaha Soomaaliya.
Somali News
Farmaajo risks sinking Somalia into war over handling of elections- Prof. Samatar
-
HOL
11/10/2020 10:07 AM EST
NAIROBI (HOL) - A leading academic in Somalia has warned the country could descend into another round of civil war unless the Federal Government withdraws its ‘heavy hand’ on the upcoming elections.
With new embassy building in Somalia, Kenya to strengthen business ties
-
Nation Africa
11/10/2020 5:50 AM EST
Kenya has cemented its diplomatic presence in Mogadishu with a new embassy building, as it seeks to improve formal trade relations with Somalia.
AU calls for ‘immediate cessation’ in Ethiopia as clash in Tigray claims ‘hundreds’
-
HOL
11/10/2020 5:43 AM EST
ADDIS ABABA (HOL) - The African Union has called for ‘immediate cessation’ of hostilities in Ethiopia amid heightened tension in the country’s Tigray region.
Somalia Faces Fresh Desert Locust Storm
-
Africanews
11/10/2020 1:22 AM EST
Somalia is seeing a desert locust invasion, the latest in the series of these pest storms that have been overwhelming several other East African countries this year. Exacerbating food shortages amid the unprecedented and already challenging covid-19 pandemic.
Pfizer, BioNTech say Covid vaccine is more than 90% effective — ‘great day for science and humanity’
-
CNBC
11/10/2020 12:55 AM EST
Pfizer and BioNTech announced Monday their coronavirus vaccine was more than 90% effective in preventing Covid-19 among those without evidence of prior infection, hailing the development as “a great day for science and humanity.”
Stacey Abrams: The woman behind Biden's biggest surprise
-
BBC
11/10/2020 12:50 AM EST
Kamala Harris will make history when she becomes vice-president in January - but another black woman played a pivotal role helping the Biden-Harris ticket win the White House.
Ethiopia says its jets are 'pounding' targets in Tigray
-
AP
11/10/2020 12:33 AM EST
NAIROBI, KENYA -- An Ethiopian military official says the air force is "pounding targets with precision" as the federal government continues its offensive against the defiant northern region of Tigray and no clear route to peace is yet seen.
Bristol Somali women's course is 'jewel in the crown
-
BBC
11/10/2020 12:25 AM EST
A leadership programme designed by and for Somali women in Bristol has proved such a success it is now running its second course.
Italian NGO pulls out of Somalia due to ‘systematic fraud’
-
The New Humanitarian
11/10/2020 12:15 AM EST
INTERSOS, a UN-funded NGO that provides healthcare and other services to hundreds of thousands of people in Somalia, is pulling out of the country after an investigation uncovered “systematic fraud” that the Italian-based aid group deemed too dangerous to try to resolve.