
Sabti, May 2, 2020 (HOL) - Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa shaaciyay in 3 xubnood oo kamid ah shaqaalaha howlgalka midowga yurub ee Soomaaliya laga helay COVID-19.
newsinsideDanjire Nicolas Berlanga ayaa sheegay in Bukaannada lagu go'doomiyey goob caafimaad, kuwa ay la soo xiriireenna wuxuu sheegay in sidoo kale la karantiilay.
newsinsideDanjire Nicolas Berlanga ayaa sheegay in Bukaannada lagu go'doomiyey goob caafimaad, kuwa ay la soo xiriireenna wuxuu sheegay in sidoo kale la karantiilay.
Ma ahan markii ugu horeysay oo shaqaalaha ururada iyo hay’addaha caalamiga ah ee ka howlgalla laga helo cudurka Coronavirus.
Horey ayaa sidaan oo kale looga helay cudurka shaqaale katirsan xerada Xalane.
Lama oga tiradaan saddexda qof ah inay ku jirto tiradii horey wasaaradda caafimaadku u shaacisay.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online