4/26/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Jun 10, 2020
Puntland oo ka hadashay mowqifkeeda doorashooyinka Soomaaliya 2020/2021
 

Arbaco, Juun 10, 2020 (HOL) - Puntland ayaa soo dhoweeysay baaqii kasoo baxay aqalka sare ee ahaa in bisha june 25-keeda la iskugu yimaado shir wadatashi oo degdeg ah oo looga tashanayo doorashada Soomaaliya 2020/2021.

Puntland waxay sidoo kale sheegtay inay ay ka qeybgalidoonin shir wadatashi oo qorshaysan kadib dhegaysiga barlamaanka Soomaaliya warbixinta guddiga doorashooyinka oo ay kaga walaacsan yihiin in guddigu barlamaanka horgeeyo muddo kororsi.

Puntland waxay sidoo kale sheegtay inay ka baxday guddigkii farsamada ee lagu dhisay shirarkii dowladda federalka iyo dowlad goboleedka.

Halkaan hoose ka akhriso warsaxafaadeedka Puntland.








Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]