Axad, Agoosto 16, 2020 (HOL) - Wasiirka Waxbarashada dowladda Federalka Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka badbaaday qarax lagula eegtay inta u dhaxeysa Doolow iyo Baladxaawo Gaar ahaan Deegaan Lagu magacaabo uunsi.
newsinsideSaddex kamid ah xildhibaanno ku wehliyay safarka ayay wararku sheegayan inay ku dhaawacmeen qaraxaan oo ahaa miiino lagu aasay waddo ay ku safrayeen wafdiga wasiirka waxbarashada.
Sawirro lagasoo qaaday ayaa muujinaya baaxada burburka soo gaaray mid kamid ah gaadiidka ay la socdeen masuuliyiinta.
Wixii faahfaahin oo soo kordha la soco.

Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
[email protected]