4/25/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Sabti, Aug 15, 2020
Aqalka sare oo baaq kasoo saaray shirka Dhuusomareeb
 

Sabti, Agoosto 15, 2020 (HOL) - Guddiga Joogtada ah ee golaha Aqalka Sare, ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay baaq kagasoo saareen shirka loo madlanyahay ee Dhuusamareeb 3.

Warsaxaafadeed kasoo baxay ayaa lagusoo dhoweeyay qabsoomida shirka waxayna ku baaqeen in lagasoo saaro go'aano dhaxalgal ah.

Halkaan hoose ka aqriso qodobadii kasoo baxay.



Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]