Sabti, Agoosto 15, 2020 (HOL) - Guddiga Joogtada ah ee golaha Aqalka Sare, ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay baaq kagasoo saareen shirka loo madlanyahay ee Dhuusamareeb 3.
newsinsideWarsaxaafadeed kasoo baxay ayaa lagusoo dhoweeyay qabsoomida shirka waxayna ku baaqeen in lagasoo saaro go'aano dhaxalgal ah.
Halkaan hoose ka aqriso qodobadii kasoo baxay.