4/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Apr 4 , 2018
Cabdiwali Muudeey oo war ka soo saaray shaqaaqadii maanta ka dhacday xarunta Golaha Shacabka

 

Arbaco, April, 04, 2018 (HOL) –Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Cabdiwali Ibraahim Muudeey oo goor dhaw uu maanta la hadlay warbaahinta ayaa ku eedeeyay guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo ku-xigeenkiisa in ay ku tunteen sharciga, sidaa daraadeed ay tahay in tallaabo laga qaado.

Akhriso Qoraalka ka soo baxay Muudeey :

 

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]