5/15/2025
Today from Hiiraan Online: RFQ Publication Request - for Supply IT Network Equipment IT...
Wararka Maanta- Talaado, Mar 21, 2017
Akhriso liiska xubnaha gollaha wasiirada oo dhameystiran


Talaado, Maarso, 21, 2017 (HOL) – Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa goor dhaw oo maanta ah ku dhawaaqay xubnaha gollaha wasiirada xukuumada cusub ee Soomaaliya oo ka kooban 26 wasiir, 26 wasiir ku-xigeen,15 wasiiru-dowle iyo hal ra’iisal wasaare ku-xigeen.

Akhriso liiska xubnaha gollaha wasiirada oo dhameystiran :

 

 


C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
diini@hiiraan.com