4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Jun 21, 2017
War-murtiyeed: Maamullada Puntland iyo Galmudug oo heshiis kala saxiixday

 
Arbaco, June, 21, 2017 (HOL) - Maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa xalay magaalladda Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ku kala saxiixday heshiis is afgarad ah oo ka kooban 7 qof.

Qodobka koowaad ee heshiiska labada maamul ayaa ah sidii la iskaga kaashan lahaa amniga gobolka Mudug, qodobada sidoo kale waxaa kamid ahaa in labada maamul ay kawada shaqeeyaan sidii loo gaari lagaa dib-u-heshiisiin dhameystiran mustaqbalka.

Ciidan ka kala socda labada dhinac ayaa dhowr jeer ku dagaalamay magaalladda Gaalgacyo ee xarunta gobolka Mudug, waxaana dagaallada inta badan uu khasaare kasoo gaari jiray dadka shacabka ah ee ku dhaqan degaannada lagu dagaalamo.

Halkan ka aqriso heshiiska labada dhinac: 

 

 

Hiiraan Online,
Hassan Istiila
[email protected]
Mogadishu,Somalia