4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Mar 13, 2017
Qarax ayaa ka dhacay magaaladda Muqdisho

Isniin, Maarso, 13, 2017 (HOL) –  Gaari miineysan ayaa ku Qarxay, meel u dhow warshada Nacnaca ee degmadda Wadajir ee magaaladda Muqdishu, sida dad goobjoogayaal ay u sheegeen Hiiraan Online.

Khasaaraha ka dhashay halkaan kala soco.

Hassan Istiila

[email protected]

Mogadishu, Somalia