4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Mar 12, 2017
Dhismayaasha ka socda nawaaxiga garoonka diyaaradaha Muqdisho oo la amray in la joojiyo

Axad, Maarso, 12, 2017 (HOL) -Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegay in la hakiyo dhismayaasha ka socda Nawaaxiga garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde.

Halka ka aqriso War-safaadeedka Xasan Cali khayre.

Hassan Istiila
[email protected]
Muqdisho Somalia