4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Mar 11, 2017
Askari ka tirsan dowladda Hoose oo dilay Haweeney ganacsato ah

Sabti, Maarso, 111, 2017 (HOL)- Haweeney ganacsata ah ayaa maanta lagu dilay Magaaladda Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug, kadib markii askari ay ku murmeen lacag gaareysa (Shan kun oo shilling Somalia), sida dadka deegaanka ay sheegeen.

Askariga dilka geystay, ayaa ka tirsanaa ciidamadda dowladda Hoose, waxana uu ka baxsaday goobta ka hor inta aysan ciidanka imaan.

Haweeneyda la dilay waxaa lagu magacaabi jiray, Foos Maxamed.

Dhacdooyinka dilalka noocaan oo kale ah, waxaa dalka ugu dambeeysay, horaantii sanadadii 90-maadka.

Hassan Istiila
[email protected]