4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, July 24, 2017
BELEDWEYNE: Maxkamada Racfaanka heer gobol iyo tan degmada oo lagu dhawaaqay

 

Isniin, July, 24, 2017 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa magaalada Beledweyne goor dhaw uga dhawaaqay guddoomiyayaasha iyo garsoorka madaxkamada Racfaanka heer gobol iyo tan degmada.

Waxaa meesha laga saaray maxkamadii sare ee gobolka oo loo badalay maxkamada Racfaanka, sidoo kale madaxweynaha ayaa sheegay in maxkamada heer degmo wixii hadda ka danbeeya loogu yeeri doono maxkamada Islaamiga ah ee degmada Beledweyne.

Akhriso Wareegtada :

 

 

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online

[email protected]