Jimco, April, 07, 2017 (HOL) – Tira hoobiyaal ah ayaa goor dhaw oo manta ah ku soo dhacay nawaaxiga isgooyga danwadaagaha ee magaalladda Muqdisho, sida dad goobjoogayaal ah ay sheegeen.
Ugu yaraan saddex ruux ayaa la sheegay in khasaare uu ka soo gaaray hoobiyaasha.
Ilaa iyo hadda ma jirto cid sheegatay mas’uuliyada Hoobiyaasha.
Degmadda Wadajir waxaa ku yaalla Garoonka diyaaradaha iyo Xarunta Xalane ee Magaalladda Muqdisho.
Hassan Istiila [email protected] Mogadishu,Somalia