4/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Khamiis, Apr 6 , 2017
DAAWO: Shirkii Jaraa'id ee Madaxweyne Farmaajo
Khamiis, April, 06, 2017 (HOL) –Madaxweeynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Max'ed C/laahi Farmaajo ayaa maanta magacaabay taliyeyaal cusub oo dhanka amniga ah, ayadoo xilalkii laga qaaday taliyeyaasha hay'adaha amniga dalka, waxaa sidoo kale xilka laga qaaday gudoomiyihii gobolka Banaadir.

Madaxweeynaha waxa uu ku dhawaaqay howlgallo ka dhan ah Al-shabaab in ay ka bilaaban doonaan guud ahaan dalka.

Halkan ka daawo shirkii Jaraa'id ee Madaxweeyne Farmaajo.


Xasan Nuur, Hiiraan Online [email protected] Kismaayo-Soomaaliya.