4/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Khamiis, Apr 5 , 2017
War Deg-Deg: Qarax xoogan oo laga maqlay meel u dhow safaaradii hore ee Turkey-ga ee Muqdishu

 

Arbaco, April, 05, 2017 (HOL) –Qarax xoogan ayaa caawa laga maqlay nawaaxiga isgooyks KM-4 ee magaalladda Muqdishu, sida dadka deegaanka ay sheegeen.

Goobta qaraxa laga maqlay ayaa waxaa ku taalla Safaaradii hore ee Turkiga.

Qaraxa waxa loo maleynayaa Miino dhulka lagu aasay.

Wixii kusoo kordha halkaan kala soco: 

Hassan Istiila
[email protected]
Mogadishu,Somalia