4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Khamiis, Apr 3 , 2017
Koox hubeysan oo dilay haweeney “Dharka Huudheeyda” ku iibineysay suuq ku yaalla Muqdishu

 

Isiniin, April, 03, 2017 (HOL) –Dableey hubeysan ayaa maanta suuq Bacaad ku dishay Haweeney magaceeda lagu sheegay Xaliimo Cabdi.

Kooxdii dilka geysatay ayaa goobta ka baxsaday.

Marxuumada ayaa la sheegay in ay suuqa ku iibin jirtay dharka loo yaqaano “Huudheeyda”.

Ma jirto cid sheegatay masuuliyada dilka.

Ciidamadda dowladda ayaa wada howlgallo lagu baadi-goobaayo dadkii ka dambeeyay dilka Marxuum Xaliimo Cabdi.

Wixii kusoo kordha halkaan kala soco:-

Hassan Istiila
[email protected]
Mogadishu,Somalia