4/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Khamiis, Apr 1 , 2017
Xildhibaan ku geeryooday Muqdishu


Sabti, April 1, 2017 (HOL) –Xildhibaan Cali Cumar Nuur, oo ka mid ahaa Baarlamaankii 9-aad ee Soomaaliya, ayaa saaka ku geeryooday garoonka diyaradaha ee magaaladda Muqdishu, xili la doonayay in loo qaado dalka dibadiisa.

Marxuumka ayaa u geeryooday xanuun dhinaca wadnaha, sida eheladiisa ay sheegeen.

Mudanayaal ka tirsan sharci dejiyaasha dalka ayaa ka tacsiyeeyay geerida ex xildhiban Cali Cumar Nuur.

Taariikh nololeedka marxuumka waan idin soo gudbineynaa dhawaan, haddii ay noo suuragasho:-

Hassan Istiila
[email protected]
Mogadishu,Somalia