4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Khamiis, Sept 8 , 2016
Puntland oo amartay in baaritaan lagu sameeyo gaadiidka isaga Goosha Deegaannadeeda
Khamiis, September 08, 2016 (HOL) — Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweyne ku xigeenka Puntland, C/xakiin Cameey ayaa lagu amray in baaritaanno lagu sameeyo gaadiid rakaabka wada ee Degmooyinka Puntland isaga kala goosha.

Qoraalkan ayaa lagu xusay in Baaritaan kaddib la Diiwaan-galiyo Gaadiidka, Dadka uu wado iyo halka uu ku socdo, taasoo la sheegay inay tahay arrin la xiriirta xaqiijinta amniga Puntland.

Haddaba; AKHRISO Wareegtada uu soo saaray Madaxweyne ku xigeenka Puntland;

Abaadir C/qaadir Cilmi Hiiraan online
E-mail: [email protected]  
Garoowe, Puntland - Soomaaliya