4/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Khamiis, Oct 13, 2016
AKHRISO: Maamulka Galmudug oo Sheegay in lagu soo qaaday Weerarro Saddex Geesood ah

Khamiis, Oktoobar 13, 2016 (HOL) — War-saxaafadeed kasoo baxay Maamul-goboleedka Galmudug, ayaa lagu sheegtay in lagu soo Qaaday Weerarro Saddex geesood ah oo ka kala socda Magaalada Gaalkacyo, Godin-labe iyo Mir-cawleed, kuwaasoo at ku eedeeysay inay kusoo qaadeen Maamulka Puntland iyo Koox ay ugu yeereen Sufo.

AKHRISO; War-murtiyeedka Maanta kasoo baxay Maamul-goboleedka Galmudug;

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya