4/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Oct 12, 2016
Daud Aweys oo loo magacaabay inuu ka mid noqdo la-taliyeyaasha QM

Arbaco, Oktober 12, 2016 (HOL)-Daud Aweys oo ahaa afhayeenka madaxtooyada Soomaaliya ayaa haatan loo magacaabay inuu noqdo la-taliyaha dhanka siyaasada ee xafiiska QM ee Soomaaliya.  

Daud Aweys ayaa ahaa muddo dheer wariye kasoo shaqeeyay idaacado caalami ah sida BBC iyo VOA ka hor intii uusan qabin xilka uu ka hayay madaxtooyada Soomaaliya.