4/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Talaado, Oct 11, 2016
Guddiga Doorashada Dadban oo ka Hadlay tirada Magacyada Ergada Doorashada ee soo Gaaray


Talaado, Oktoobar 11, 2016 (HOL) — Guddiga Hir-gelinta Doorashada Dadban [GFHDD] ee Sannadkaan 2016-ka, ayaa maanta War-saxaafadeed ay soo saareen ku shaaciyay tirada Ergooyinka dooran doona 275-ka Xildhibaan ee Baarlamaanka Cusub ee Somalia - ee illaa hadda loosoo gudbiyay, kuwaasoo tiradoodu guud ay ahayd 14,025, balse loosoo gudbiyay 6,528-ergay.

Haddaba, Akhriso War-saxaafadeedka Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban;

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya