4/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Talaado, Oct 11, 2016
Wasaarada Arrimaha Gudaha oo soo bandhigtay Jadwalka Dhismaha Maamulka Hir-shabeelle: Akhriso

Talaado, Oktoobar 11, 2016 (HOL) — Wasaarada Arrimaha Gudaha Xukuumada Somalia ayaa soo bandhigtay Jadwalka Dhismaha Maamulka Hir-shabeelle ee haatan ku dhaw heer gabo-gabo ah.

Haddaba, AKHRISO: Jadwalka Dhismaha Maamul-goboleedka Hir-shabeelle;

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya