4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, Nov 30, 2016
RW Sharm'arke oo ugu baaqay hay'adda nabad-sugida in ay faraha kala baxdo arrimaha doorashooyinka

Arbaco, November, 30, 2016 (HOL) - Ra'iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke ayaa qoraal u soo saaray ugu baaqay hay'adda nabad-sugida Qaranka in ay faraha kala baxdo habsami u socodka doorashada dalka.

Warka ka soo baxay xafiiska ra'iisal wasaaraha ayaa loo kala dirray dhamaanba guddiga doorashada dadban, laamaha ammniga, iyo beesha caalamka intaba, waxaana si gaar ah loogu wargaliyay hay'adda NISA in aysan ku dhax milmin arrimaha doorashooyinka ka socda guud ahaanba gobollada dalka.

Hadba warka ka soo baxay xafiiska ra'iisal wasaaraha ayaa u dhignaa siddan :



C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]
Beledweyne, Soomaaliya