4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Sabti, Jun 25, 2016
AKHRISO: War-Muriyeedkii Shirkii Madasha QARAN ee lagu Qabtay Baydhabo (SAWIRRO)

Sabti, Juun 25, 2016 (HOL)
Shirkii Madasha Wada-tashiga Doorashooyinka Somalia ee 2016-ka ee lagu qabtay Baydhabo ayaa waxaa laga soo saaray maanta War-murtiyeed ka kooban saddex 13-qodob oo ay isku af-garteen Madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa Maamul-goboleedyada dalka.

Haddaba, AKHRISO: War-murtiyeedka laga soo saaray Shirkii Madasha ee Baydhabo;


Maxamed X.Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya