4/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Sabti, Jan 30, 2016
BAYAAN: Beelaha Banaadiriga oo soo dhaweeyay Go'aannadii kasoo baxay Baarlamaanka Somalia


Sabti, Janaayo 30, 2016 (HOL) — Kulan ay Golayaasha Beelaha Banaadiriga ku yeesheen Muqdisho Jimcihii shalay oo taariikhdu ahayd 29-kii Jannaayo, ayaa Waxay kasoo saareen Bayaan ay ku taageereen go’aankii kasoo baxay baarlamaanka Somalia kasoo ku aaddanaa doorashada dalka ka dhacaysa Sannadkan 2016, ayna kasoo hor-jeedaan war-murtiyeedkii kasoo baxay Golaha Wasiirrada 28-kii bishan Jannaayo.

Mas’uuliyiintii ka Qayb-galay Kulankan ayaa waxaa ka mid ahaa guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, Jeylaani Nuur Iikar, iyadoo bayaanka kasoo baxay kulanka uu u qornaa sidan:
 

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya