4/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Sabti, Jan 30, 2016
DAAWO: Shirkii Jaraa'id ee uu Axmed Madoobe kaga Hadlay Xaaladda Guud ee Siyaasadda Dalka

Sabti, Janaayo 30, 2016 (HOL) — Madaxweeynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam oo Shalay Gellinkii dambe uu ku Qabtay Magaalada Kismaayo Shir jaraa'id, isagoo si caro leh uga hadlay Marxaladda Siyaasadeed ee Somalia, isagoo ka dhawaajiyay arimo badan oo ku saabsan Shirkii Madasha Wada-tashiga Qaran ee Muqdisho lagu soo Gaba-gabeeyay.

DAAWO: Shirkii Jaraa'id ee Axmed Madoobe uu kaga Hadlay Siyaasadda Somalia;

Xasan Nuur, Hiiraan Online
[email protected]
Kismaayo-Soomaaliya