4/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Feb 24, 2016
DAAWO: Wareysigii ay HOL la yeelatay Ra’iisul Wasaaraha XF Somalia Cumar Cabdirashiid Cali


Arbaco, Feberaayo 24, 2016 (HOL) — Maalin ka hor ayuu RW Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke Wareysi gaar ah siiyay HOL kaasoo uu kaga hadlayay Xayiraadii isaga iyo Wafdigiisii loogu Geystay Garoonka Diyaaradaha Nairobi ee Jomo Kenyatta, Haddaba, Waxaan halkan idin kugu soo gudbinaynaa Wareysigii RW Sharma’arke uu siiyay HOL oo Muuqaal ah.

HADDABA; Daawo Wareysigii uu RW Sharma’arke siiyay - HOL – Ibraahim Baafo;

Ibraahim Baafo, Hiiraan Online
E-mail:
[email protected]
Magaalada Istanbul, Turkiga