4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Axad, Jan 11, 2015
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo si Rasmi ah ugu Dhawaaqay Xukuumaddiisa


Axad, Janaayo 11, 2015 (HOL) — Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arka ayaa dhisay xukuumaddiisa oo ka kooban 26-wasiir, 25-wasiir ku xigeen iyo sagaal wasiir u dowle.



Haddaba magacyada wasiirrada, ku xigeennada iyo wasiir u dowlayaashu waxay kala yihiin: