Hiiraan Online
4/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Axad, Jan 11, 2015
SAWIRRO: ciidamada P/land ee ku sugan jiidda hore ee buuraleyda Galgala
Axad, Janaayo 11, 2015 (HOL) —
Warbaahinta waxaa loo soo bandhigay saldhigyada ciidamada Puntland ee ku sugan jiidda hore ee Galgala, halkaasoo labadii todobaad ee u dambeeyey dagaalo xoogani ku dhex mareen iyaga iyo Al-shabaab.
Maxamed Salaad Xaaji Dirir, Hiiraan Online
[email protected]
Puntland, Soomaaliya.