4/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Jimco, Feb 20, 2015
SAWIRRO: Qaraxyadii lagu Weeraray Hotel Central ee Magaalada Muqdisho


Jimco, Feberaayo 20, 2015 (HOL) — Hotel Central ayaa maanta lagu qaaday weerarro is-miidaamin ah oo ay mas’uuliyadooda sheegatay Xarakada Al-shabaab ee Soomaaliya oo dagaal kula jira ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM.

Weerarradan oo ahaa kuwo is-xiga ayaa waxaa ku geeriyooday 11-ruux oo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Somalia sida xildhibaano ay ku jiraan, waxaana ku dhaawacmay wasiirro, xildhibaanno iyo siyaasiyiin kale.





Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya