4/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Sept 24, 2014
Madaxweynaha P/land oo mamnuucay adeegsiga hubka aan sharciyeysnayn

Arbaco, September 24, 2014 (HOL) — Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu mamnuucay hubka ay sida sharci darrada ah dadku ku haystaan.

Wareegtada oo ku taariikhaysan Sept 23, 2014 waxaa sidoo kale ku cad in hubkii la qabto aan dib loo celi doonin ciddii lagu qabto adeegsiga hub aan shari ahaynna sharciga la horkeei doono.

Dhowaan Golaha Wasiirrada Puntlad waxay soo saareen amar lagu mamnuucayo ka ganacsiga hubka iyo weliba rasaasta. Wareegtada kasoo baxday madaxtooyada Puntland oo nuqul kamid ahi uu Hiiraan Online soo gaarey waxay u qornayd sidan:


Maxamed Salaad Xaaji Dirir, Hiiraan Oline
[email protected]
Puntland, Soomaaliya.