4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Sabti, Aug 23, 2014
Odayaasha gobolka Hiiraan oo sheegay inaysan caqabad ku ahayn Federaalka

Sabti, Ogoosto 23, 2014 (HOL) — Kaddib kulan baallaaran oo magaalada Beledweyne ku dhaxmaray gollaha wakiillada odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan iyo guddoomiyaha maamulka gobolka C/fitaax Xassan Afrax, ayaa looga wadda hadllay arrimo la xiriira hergalinta nidaamka federaalka.

Gollaha wakiilada odayaasha dhaqanka ee ka kooban 63-ka xubnood, ayaa ugu danbeyntii isku raacay in siyaasada gobolka iyo tan guud  dalka uga danbeeyaan maamulka gobolka Hiiraan islamarkaana wax qabad ah ku aheyn dhinacooda habka iyo sidda ay isku raacayaan gobollada dalka iyo dhismaha nidaamka federaalka.

Aqriso Bayaan ay soo saareen odayaasha dhaqanka:

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]
Beledweyne, Soomaaliya