5/21/2025
Today from Hiiraan Online: Puntland Vice President orders CCTV installation in Garowe t...
Wararka Maanta- Arbaco, May 23, 2012
DAAWO SAWIRRADA Goobihii ay Ciidamada AMISOM iyo kuwa DKMG ah ee Soomaliya ku tageen Dagaalkii Shalay

Arbaco, May 23, 2012 (HOL) —  Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo AMISOM ayaa waxay shalay gaareen dhul ku yaalla duleedka Muqdisho, kaddib dagaal culus oo ay la galeen xoogagga Al-shabaab oo gacanta ku haya deegaannada ku yaalla duleedyada Muqdisho.