Wararka Maanta

Cabdi Qeybdiid oo sheegay in uu ajnabi argagixiso ah kula dagaalamayo gobollada dhexe ee Soomaaliya

AUG 26, 2006

Cabdi Qeybdiid oo u waramayay Idaacadda Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa intaas ku daray in ciidamo Ajnabi ah oo Oromo iyo Eritrean isugu jira ay k...

Warkii oo dhan »

Maxkamadaha Islaamka oo ku baaqay in xabad lagu bilaabo Ciidamada Itoobiyaanka ah ee ku sugan gudaha Soomaaliya

AUG 26, 2006

Jimco, August 25, 2006(HOL): Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkamadaha Islaamka Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa maanta ugu baaqay dadka degan deegaana...

Warkii oo dhan »

SHIIKH SHARIIF SHIIKH AXMED: "Amniga sugiddiisa annaga ayaa ballanqaadeyna, mana aqbaleyno in naloogu soo gambado amni ayaan sugeynaa"

AUG 24, 2006

Khamiis, August 24, 2006(HOL): Guddoomiyaha Guddiga fulinta Maxkamadaha Islaamka Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa shaaca ka qaaday in Shacabka Soomaal...

Warkii oo dhan »

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Baydhabo salaan sharaf uga qaatay cutubyo ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalka

AUG 24, 2006

Khamiis, August 24, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliye...

Warkii oo dhan »

Beesha Garre oo Maxkamad Islaami ah ka furatay Magaalada Muqdisho, kuna biirtay Golaha Maxkamadaha Islaamka Soomaaliyeed

AUG 24, 2006

Khamiis, August 24, 2006(HOL): Maxkamaddan oo lagu magacaabo Nuurul-Islaam oo ay dhisatay Beesha Garre oo ka tirsan beelaha Soomaaliyeed ayaa maanta l...

Warkii oo dhan »

Boqolaal Dadweyne ah oo banaanbax ka dhan ah dib u furista Dekedda Muqdisho ka sameeyay Ceel Macaan

AUG 24, 2006

Khamiis, August 24, 2006(HOL): Dadweyne aad u faro badan oo ka soo horjeeday dib u furista Dekedda weyn ee Muqdisho ayaa maanta waxay banaanbax ka dhi...

Warkii oo dhan »

Webiga Shabeelle oo ku fatahay deegaano aad ugu dhow magaalada Jowhar

AUG 23, 2006

Arbaco, August 23, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in uu maanta meel 1km u jirta magaal...

Warkii oo dhan »

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Magaalada Xudur u tegay dhismaha Maamul uu yeesho Gobolka Bakool

AUG 23, 2006

Arbaco, August 23, 2006(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan  iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta magaalada Xu...

Warkii oo dhan »

Golaha Maxkamadaha Islaamka oo ku dhawaaqay in ay furan tahay Dekedda Muqdisho

AUG 23, 2006

Arbaco, August 23, 2006(HOL): Shir jaraa'id oo ay wada jir ugu qabteen gudaha Dekedda weyn ee Muqdisho guddoomiye ku xigeenka Guddiga fulinta Maxkamad...

Warkii oo dhan »

Webiga Shabeelle oo ku fatahay deegaano aad ugu dhow magaalada Jowhar

AUG 23, 2006

Arbaco, August 23, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in uu maanta meel 1km u jirta magaal...

Warkii oo dhan »