Wararka Maanta

Wadada isku xirta Muqdisho iyo Gobollada Dhexe oo ay xireen biyo ka dhashay Roobabkii

AUG 30, 2006

Arbaco, August 30, 2006(HOL): Waxaa go'an oo ay biyo fadhiyaan wadada isku xirta Magaalada Muqdisho iyo gobollada dhexe ee Soomaaliya, iyadoo taasina ...

Warkii oo dhan »

SHIIKH FAARAX MACALIN MAXAMUUD: "Arrinta ku saabsan deegaanka Jawiil wada hadallo ayaa ka socda...

AUG 30, 2006

Arbaco, August 30, 2006(HOL): Gudoomiyaha Gudiga fulinta Maxkamada islaamiga ee Gobalka hiiraan ayaa hiiraan online waxaa ay wax ka weydiisay sida uu ...

Warkii oo dhan »

Xildhibaanad Caasha Xaaji Cilmi oo sheegtay in Nabadda ka jirta Caasimadda Muqdisho aysan u baahneyn Faragelin Shisheeye

AUG 30, 2006

Arbaco, August 30, 2006(HOL): Xildhibaanad Caasha Xaaji Cilmi oo ka mid ah Haweenka u ololeeya Nabadda iyo Xuquuqda Aadanaha ee Dowladda Federaalka So...

Warkii oo dhan »

Dowladaha ku bahoobay Urur Goboleedka IGAD oo ku kala qeybsan Ciidamo loo diro Soomaaliya

AUG 30, 2006

Arbaco, August 30, 2006(HOL): Ma wanaagsana rajada laga qabi karo in ay Dowladaha ku bahoobay Urur goboleedka IGAD ay ku heshiiyaan in ay ciidamo naba...

Warkii oo dhan »

Maxkamadaha Islaamka oo loogu baaqay in ay raaligelin ka bixiyaan hadal uu mas'uul ka tirsan sii daayay oo lid ku ahaa Ururrada Bulshada Rayidka

AUG 28, 2006

Isniin, August 28, 2006(HOL): Golaha Maxkamadaha Islaamka Soomaaliyeed ee la wareegay gacan ku heynta magaalada Muqdisho ayaa loogu baaqay in uu raali...

Warkii oo dhan »

Majmaca Culimada Soomaaliyeed oo ka digay in ay Dalal cadaw isku ah ay ku dagaalamaan gudaha Soomaaliya

AUG 28, 2006

Guddoomiyaha Majmaca Shiikh Axmed Cabdi Dhicisow ayaa sheegay in aan dalka Soomaaliya looga baahneyn ciidamo shisheeye oo la keeno, wuxuuna dowladda F...

Warkii oo dhan »

Mas'uuliyiinta Shirkaddii Al-Barakaat oo sheegay in Liiska Argagixisada laga saaray wakiilkoodii ugu dambeeyay ee Dibadaha

AUG 28, 2006

Isniin, August 28, 2006(HOL): Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay shir Jaraa'id oo ay soo qaban qaabiyeen Mas'uuliyiinta Shirkaddii Al-Barakaa...

Warkii oo dhan »

Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkamdaha Islaamka oo ku sugan Magaalada Khartoum ee dalka Suudaan

AUG 28, 2006

Isniin, August 28, 2006(HOL): Warar aynu ka helnay ilo lagu kalsoon yahay oo ku dhow dhow mas'uuliyiinta Maxkamadaha Islaamka ayaa sheegaya in Guddoom...

Warkii oo dhan »

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika iyo Idaacadda Banaadir oo Muqdisho soo dhaweyn ugu sameeyay Fanaanadda Caanka ah ee Muryan Mursal Ciise (Warbixin iyo Sawirro)

AUG 27, 2006

Sabti, August 26, 2006(HOL): Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo qabashadeeda ay iska kaashadeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Waqooyiga A...

Warkii oo dhan »

Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sii jeeda Dalka Suudaan

AUG 27, 2006

Axad, August 27, 2006(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliyeed Shariif Xasan Shiikh Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka tirsan Baarlamaanka Fede...

Warkii oo dhan »