advertisements

Tacsida Marxuum Daahir Saciid Xaashi Fiqi


INAA LILAAHI WA INAA ILEEYI RAAJICUUN
Marxuum Daahir  Saciid  Xaashi  Fiqi 

Annagoo kala ah:

1)  Ambasador Maxamed Xuseen Ilkadahab
2) Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi
3) C/rixmaan Sheeikh Ciise
4) Burci Maxamed Xamza
5)  Abdinur  Maxamed  Aadan
5) Kosin Axmed Nuur
6) Mahad Cali Yusuf
7) Jaamac Xirsi Cabdigiir
8) Sahra Dahir Muuse-daad
9) Cali Maxamed Cabdigiir
10) Cali Faarax Cabdille Xoosh
11) Cumar Siciid Warfaa
12) Baashi Xoosh Jibriil
13) Cali-Xaahi Maxamed Aden
14) Fowsiyo Sardheeye
15) Shamso Maxamed Cali
16) Cismaan Salaad X. Cabdi (Madaxeey)
17) C/naasir Cali Aden (Joome)
18) Mahad Maxamed Sheikh Xuseen
 
Waxay tacsi  udirayaan   awlaadii  iyo  eheladii  uu ka  geeriyooday Alle ha  naxariistee Marxuum Daahir  Saciid  Xaashi  Fiqi  oo ku geeriyooday  magaalida Tripoli ee dalka  Libya taariidu  markii ay  ahayd  22/ 03/2007, isagoo  da`diisuna  ahayd  82  jir, Marxuumku  wuxuu  ifka kaga   tagay 50 qof oo isugu jira  wuxuu dhalay iyo waxa sii dhaleen.
INAA LILAAHI  WA INAA ILEEYHI  RAAJICUUN