advertisements

Codbixintii Jaadka

Codbixin - Hal cod maalintiiba (Muddo hal usbuuc ah)

Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkamadaha Islaamka Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa shaaca ka qaaday in gobolada ay ka taliyaan Maxakamadaha Islaamka laga mamnuucay ka ganacsiya iyo istcimaalka "QAADKA".


Sideed u aragtaa joojinta qaadka, gobolada ay maamulaan Maxaakiimta Islaamka
Answers Votes Percent
1.
Haa - waan ku raacsanahay in Maxaakiimta ay joojiyaan qaadka 4130 82%
2.
Maya - kuma raacsane in Maxaakiimta ay joojiyaan Qaadka 916 18%
Total Votes: 5046