Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Jimco, May 7 , 2023
Dowladda Soomaaliya oo Maanta dalka dib ugu soo celisay Muwaadiniin kasoo carartay Colaada Suudaan
Axad, May, 7, 2023 (HOL) - Waxaa Maanta dalka dib loogu soo celiyay 137 Muwaadin oo kasoo cararay colaada ka jirta magaalada Khartuum ee Caasimadda dalka Suudaan.
Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Soomaaliya iyo Xafiiska Madaxweynaha u qaabilsan soo galootiga ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay 73 qof, halka 64 qof oo kalana ay diyaarada ku dajisay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland.
Xoghayaha joogtada ee Wasaaradda arrimaha dibdda Soomaaliya Xamsa Aadan Xaadoow ayaa soo dhoweynta Muwaadiniinta kadib sheegay in dowladda Soomaaliya ay sii laba jibaareyso dadaalada dalka dib loogu soo celinayo muwaadiniinta ka carartay dagaalada ka socda dalka Suudaan.
Ayaan Maxamuud Sheekh oo ah ku simaha Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya ee dalka Itobiya ayaa maanta warbaahinta u sheegtay in Muwaadiniin gaaraya 1250 ruux ay safaaraddu ka soo gudbisay xadka ay wadaagaan dalalka Suudan iyo Itoobiya.
Dowladda Soomaaliya waxay horay sidaan oo kale dalka dib uga soo celisay muwaadiniin Soomaaliyeed oo kasoo cararay dagaalada ka socda dalka Suudaan, kuwaas oo ay ka dajisay magaalooyinka Garoowe iyo Muqdisho.
Iska hor imaad u dhaxeeya ciidamada Somliland iyo kuwa SSC oo ka socda galbeedka Laascaanood
5/7/2023 5:44 PM EST
Axad, May, 7, 2023 (HOL) - Iska hor imaad xooggan ayaa caawa jihada galbeed ee magaalada Laascaanood ku dhexmaraya ciidamada somaliland iyo kuwa SSC.
Somaliland oo bilaabaysa qodista ceelkii shidaalka ee ugu horeeyay
5/7/2023 3:00 PM EST
Axad, May, 7, 2023 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa si rasmi ah maanta u sheegtay in ay gobolka Togdheer ka bilaabayaso qodista ceelkii shidaalka ee ugu horeeyay.
Dowladda Fedaraalka oo sheegtay iney gacanta ku dhigtay horjoogayaal ka tirsan kooxda Al-shabaab
5/7/2023 9:55 AM EST
Axad, May, 7, 2023 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka oo is iskaashanaya howlgalo qorsheysan ay ka sameeyeen saacadahii lasoo dhaafay degmada Ceeldheer iyo nawaaxigeeda in lagu soo qabtay xubno ka mid ah horjoogayaasha kooxda Al-shabaab.
Dowladda Soomaaliya soo dhaweysay wada-hadallada u bilowday dhinacyada isku haya Suudaan
5/7/2023 8:25 AM EST
Axad, May, 7, 2023 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhaweysay wada-hadallada nabadeed ee u dhaxeeya dhinacyada isku haya dalka Suudaan, wada hadalladaas oo uu martigelinayo Sacuudiga, waxayna ku baaqday in la dhaqan galiyo xabbad joojinta.
Somaliland: Askari dhawaan askari kale ku dilay Lawyacaddo oo dil lagu xukumay
5/7/2023 5:07 AM EST
Axad, May, 7, 2023 (HOL) - Maxkamada Darajada Kowaad ee Ciidanka Millateriga Somaliland, ayaa dil toogasho ah ku xukuntay Dable Axmed Cabdi Cabdillaahi oo Arbacadii toddobaadkii hore magaalada Lawyocaddo ku dilay Taliye Khadar Maxamed Caynaanshe.
Booliiska Soomaaliya oo Muqdisho ku qabtay nin gaarigiisa ku waday meydka wiil yar
5/7/2023 5:03 AM EST
Axad, May, 7, 2023 (HOL) - Ciidamada Booliiska gobolka Banaadir, gaar ahaan kuwa Saldhiga degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta kusoo dhigay nin gaarigiisa ku waday meydka canug yar oo 6 sano jir ah.
Maamulka gobolka Hiiraan oo xayiraad kusoo rogay deegaanada Al-shabaab kaga sugan yihiin Koonfurta Baledweyne
5/7/2023 3:08 AM EST
Axad, May, 7, 2023 (HOL) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa ku dhawaaqay go'aano ka dhan ah gaadiidka ka shaqeya deegaanada dhaca jiinka wabiga Shabeelle ee u dhaxeeya magaalooyinka Baledweyne iyo Buulaburte ee gobolka Hiiraan.
Guddoomiyaha barlamaanka Puntland oo fasiraad sharci ka bixiyay muranka wax ka beddelka dastuurka
5/7/2023 3:00 AM EST
Axad, May, 7, 2023 (HOL) - Guddoomiyaha barlamaanka Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa fasiraad sharci ka bixiyay muranka ka taagan wax ka beddelka dastuurka maamulka Puntland.
Askari kasoo shaqeeyay howlgalka AMISOM oo dilay wasiir katirsan Dowladda Uganda
5/7/2023 2:07 AM EST
Axad, May, 7, 2023 (HOL) - Pte Wilson Sabiti oo ah askari katirsan ciidamada Uganda ayaa toogasho ku dilay wasiiru dowlihii wasaaradda shaqada, shaqaalaha iyo xiriirka warshadaha ee Uganda, Charles Okello Engola.
Somali News
Muslim World League constructs flood-prevention infrastructure in Somalia's flood-prone Beledweyne
-
HOL
5/7/2023 10:12 AM EST
Mogadishu (HOL) - The Muslim World League, a global non-governmental Islamic organization, has built four new bridges and a six-kilometre canal in Beledweyne, the administrative center of Somalia's central Hiiraan region.
Hiiraan governor imposes sanctions on al-Shabab-controlled areas along Shabelle River
-
HOL
5/7/2023 9:36 AM EST
Mogadishu (HOL) - The governor of the Hiiran region, Ali Jeyte Osman, has imposed sanctions on al-Shabab-controlled areas along the Shabelle River between Baledweyne and Buulaburte in the Hiraan region.
WATCH: Hopkins high school teacher named finalist for Minnesota Teacher of the Year
-
CXX
5/7/2023 3:55 AM EST
Hopkins High School, Fatuma Ali isn’t just your “typical” English teacher. Ali, who is of Somali descent, is one of the 11 finalists for Education Minnesota’s Teacher of the Year award.
WATCH: Somali refugee earns medical degree from SUNY Upstate
-
Local SYR
5/7/2023 3:47 AM EST
Zacharia Mohamed is one of many Upstate Medical students who will cross the stage at the SRC Arena Sunday, May 7.
Former AMISOM soldier kills Ugandan government minister and himself, sparking mental health debate
-
HOL
5/7/2023 3:37 AM EST
Mogadishu (HOL) - Pte Wilson Sabiti, a Ugandan soldier who had previously served in the African Union Special Mission (AMISOM) in Somalia, shot and killed Charles Okello Engola, Uganda's Minister of State for Labour and Industrial Relations, on Tuesday.
‘They treat us like animals’: families waiting years for housing to take legal action against London council
-
The Guardian
5/7/2023 2:59 AM EST
Somali families claim Tower Hamlets has left them in unsafe conditions, and accuse council of racism and corruption
Somaliland Navy recover one body following deadly beach incident, search ongoing for second victim
-
HOL
5/7/2023 2:53 AM EST
Hargeisa (HOL) - Two young men died while swimming at Berbera beach on Saturday. Somaliland Navy Forces managed to recover one body while the search for the other was still active.
'What happens if I am killed?' Rep. Ilhan Omar speaks out about threats
-
Star Tribune
5/7/2023 2:50 AM EST
A man accused of starting fires at two Minneapolis mosques also allegedly vandalized Omar's Minnesota congressional office and sent harassing emails.
Horn of Africa ambassador to speak in Santa Fe
-
The New Mexican
5/7/2023 2:37 AM EST
In a phone interview with The New Mexican, Hammer talked about the U.S. connection with Eastern Africa and strides the Biden administration has made to forge stronger partnerships with the region.
Somali President meets with Sudan's Supreme Council envoy
-
HOL
5/7/2023 2:31 AM EST
Mogadishu (HOL) - President Hassan Sheikh Mohamud met with Ambassador Dafallah Al-Haji Ali, the envoy of Sudan's Supreme Council, in Mogadishu on Saturday.
Somalia Cracks Down on Illegal Fishing: 36 foreign fishermen charged for operating without licenses
-
HOL
5/7/2023 2:18 AM EST
Mogadishu (HOL) - The Attorney General's Office in Somalia has charged 36 foreign individuals at the Banadir Regional Court for illegal fishing in Somali waters.
Rival Sudan factions meet in Saudi Arabia as pressure mounts
-
Al Jazeera
5/7/2023 2:10 AM EST
Sudan’s warring parties have met for direct talks in Saudi Arabia as mediators pressed for an end to a conflict that has killed hundreds and sent tens of thousands fleeing.
Puntland election in May could result in political unrest, warns Somalia's President Mohamud
-
HOL
5/7/2023 1:36 AM EST
Mogadishu (HOL) - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud chastised Puntland President Said Abdullahi Deni during a Friday sermon at Villa Somalia Mosque, with Members of Parliament, Cabinet Ministers, and other top Somali officials present.
Human-driven climate chaos fuelling Horn of Africa drought
-
The Guardian
5/7/2023 1:14 AM EST
The devastating drought in the Horn of Africa would not have happened without the human-made impact of the climate crisis, new science has shown.