Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Khamiis, May 4 , 2023
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in 70% hoos u dhaceen weeraradii Alshabaab ay geysan jireen
Khamiis, May, 4, 2023 (HOL) - Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa sheegay in 70% hoos loo dhigay weeraradii ay kooxda Alshabaab ka geysan jireen dalka, iyagoo bogaadiyey ciidamada amniga oo guula ka gaaray dagaalka dib xorreynta dalka.
War-saxaafadeed kasoo baxay shirka golaha wasiirrada ayaa lagu sheegay in lagu guuleystay xasillinta caasimadda, taasoo ay sheegeen inay sababtay in si nabad ah ay shacabka Soomaaliyeed u cibaadeystaan bishii Ramadaan ee lasoo dhaafay.
Ciidamada cusub ee laga howlgaliyay magaalada Muqdisho, ayaa ku guulaystay inay hoos u dhigaan dhacdooyinki amni darro ee Muqdisho ay ka geysan jireen Alshabaab iyo ciyaal weerada.
Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa bixisay mushaarka iyo qalabaynta ciidamadan, sida uu sheegay madaxweyne Xasan Sheikh oo dhowr habeen ka hor hadlayay dood dadweyne oo su'aalo lagu weydiinayay.
Inkastoo dowladdu adkaysay amniga Muqdisho, haddana Alshabaab ayaa bishii tagtay weeraro dhaliyay khasaare badan ka geysatay gobolada Galgaduud iyo Mudug, iyagoo weeraray xarumo ciidamada Dowladda iyo kuwa dib u xorayntu joogeen.
Somaliland oo iska fogaysay tirakoob dadwayne oo ay dowlada Soomaaliya samaynayso
5/4/2023 2:13 PM EST
Khamiis, May, 4, 2023 (HOL) - Somaliland ayaa sheegtay in aanu khusaynin tirakoob dadwayne oo dowlada Soomaaliya ay sheegtay in ay samaynayso.
Booliiska Somaliland oo gacanta kusoo dhigay nin ku eedaysan in uu dilay aabihii
5/4/2023 2:04 PM EST
Khamiis, May, 4, 2023 (HOL) - Ciidanka Booliiska Somaliland ayaa sheegay in ay soo qabteen nin ku eedaysan in uu Hargaysa nafta ku dhaafiyay aabihii 1/May/2023.
Maraykanka oo walaac ka muujiyay xaalada bini'adamnimo ee ka dhalatay colaada Laascaanood
5/4/2023 1:54 PM EST
Khamiis, May, 4, 2023 (HOL) - Dowlada Maraykanka ayaa sheegtay in ay Madaxweynaha Somaliland kala hadashay walaac ay ka qabto dhibaatada bini'adamnimo ee ka dhalatay dagaalka Laascaanood.
Guddoomiye Cali Jeyte "Shabaaboow mar walba aan idin soo aadno hasii yaacina ee iska keen dhiciya"
5/4/2023 11:38 AM EST
Khamiis, May, 4, 2023 (HOL) - Guddoomiyaha maamulka gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa Maanta gaaray deegano dhowr ah oo ku yaala Jiinka wabiga Shabeelle ee Koonfurta magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Askari ka tirsan Ciidanka Xeebaha Somaliland oo askari kale dil u gaystay
5/4/2023 11:33 AM EST
Khamiis, May, 4, 2023 (HOL) - Dilka askari ka tirsan Ciidanka Xeebaha Somaliland oo uu askari kale ku dilay magaalada Lawyacaddo, ayaa sababay cadho dad wayne.
Weerar lagu dilay 7 ka mid ah dagaalamayaasha Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Mudug
5/4/2023 10:23 AM EST
Khamiis, May, 4, 2023 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ee Danab iyo Gorgor oo kaashanaya ciidanka dadka deegaanka ayaa Maanta weerar kula wareegay deegaano ku yaala galbeedka degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.
Hay'adaha samafalka oo ka digay in colaadda Sudan ay saamayn ku yeelan karto howlaha gargaarka Soomaaliya
5/4/2023 5:31 AM EST
Khamiis, May, 4, 2023 (HOL) - Hay’adaha caalamiga ah ee ka shaqeeya gargaarka ayaa walaac xooggani ka muujiyay in xaaladda colaadeed ee ka jirta dalka Suudaan ay Caqabad ka noqon karto ka jawaabida hawlaha gargaarka ee Soomaaliya.
Wabiga Shabeelle oo laga cabsi qabo inuu Fatahaad ka sameeyo magaalada Baledweyne
5/4/2023 3:54 AM EST
Khamiis, May, 4, 2023 (HOL) - Waxaa markale isa soo taraya cabsida iyo walwalka laga muujinaayo inuu fatahaad sameeyo wabiga Shabeelle ee dhexmara magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Qaramada Midoobay oo ergay cusub usoo magacowday Soomaaliya
5/4/2023 1:38 AM EST
Khamiis, May, 4, 2023 (HOL) - Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa u magacaabay Catriona Laing oo u dhalatay dalka Ingiriiska ergeyga cusub ee Soomaaliya iyo madaxa xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM).
Somali News
WATCH: Man travels through multiple countries to get to US-Mexico border
-
ABC
5/4/2023 3:57 PM EST
SAN DIEGO (KGTV) – Roble is one of dozens of migrants who were at the U.S.-Mexico border near Dairy Mart and Monument roads on Tuesday.
Somali-owned luxury cafe opens near historic Crew stadium
-
NBC4i
5/4/2023 3:53 PM EST
COLUMBUS, Ohio (WCMH) — What was once home to a burger-slinging diner with pleather booths and sliders is now filled with crystal chandeliers, gold curtains and espresso.
Armed group storms Saudi cultural attaché building in Khartoum
-
Saudi Gazette
5/4/2023 2:43 PM EST
KHARTOUM — An armed group stormed the Saudi Cultural Attaché building in the Sudanese capital Khartoum Tuesday morning, the foreign ministry said in a statement on Wednesday.
Somali government reports a 70% decrease in al-Shabab attacks
-
HOL
5/4/2023 10:23 AM EST
Mogadishu (HOL) - Somali Cabinet of Ministers announced that there had been a 70% reduction in al Shabab attacks in the country. The Council praised the security forces for their increased anti-al Shabab operations.
Somali foreign minister calls for faster evacuation flights for citizens stranded in Sudan
-
HOL
5/4/2023 3:43 AM EST
Mogadishu (HOL) - Somali Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abshir Omar Jama, led a meeting in Mogadishu on Wednesday to address the acceleration of evacuation efforts for Somali citizens stranded in Sudan.
Halima Aden returns as Vogue Arabia cover star
-
BoF
5/4/2023 2:34 AM EST
The Somali-American supermodel, who stepped away from modelling in 2020, became the first person to front any Vogue title wearing a hijab when she appeared on the cover of Vogue Arabia in 2017.
UNICEF seeks $759m to provide support to 16 mln people in East Africa
-
IANS
5/4/2023 2:25 AM EST
Nairobi: The UN Children’s Fund, UNICEF, said on Wednesday that it has appealed for $759 million to provide life-saving support to 16.6 million people, including 12.2 million children, in Ethiopia, Kenya and Somalia in 2023.
Afro Deli & Grill: A culinary American dream and business success story
-
HOL
5/4/2023 1:58 AM EST
After emigrating from Djibouti and opening his first restaurant in Minneapolis' Cedar-Riverside neighbourhood 13 years ago, Abdirahman Kahin, owner of Afro Deli & Grill, recently received the prestigious National Small Business Person of the Year award from President Joe Biden and Vice President Kamala Harris at the White House.
SSC traditional council leader urges Somaliland to withdraw from disputed territory
-
HOL
5/4/2023 1:37 AM EST
Las Anod (HOL) - Garad Jama Garad Ali, the traditional clan chief (Garad) of the Dhulbahante and leader of the 33-member SSC traditional council, which claims to be the legitimate representative and administration in Las Anod, has called on Somaliland to withdraw from the disputed areas of Sool, Sanaag, and Cayn (SSC).
Planning underway for first ATMIS troop withdrawal
-
DefenceWeb
5/4/2023 12:58 AM EST
Plans to ensure the first phase of troop drawdown by ATMIS (African Union Transition Mission in Somalia) does not “negate” security gains made to date are underway by the mission’s six troop contributing countries (TCCs).
Ilhan Omar labels Carlson ‘king of hate,’ says she’s ‘relieved’ by firing
-
The Hill
5/4/2023 12:56 AM EST
Rep. Ilhan Omar (D-Minn.) called former Fox News host Tucker Carlson the “king of hate” and said she is “relieved” that he has been fired from the network after a string of insults he has made about her.
Joint operation with international partners and NISA forces neutralize 40 Al-Shabaab militants
-
HOL
5/4/2023 12:54 AM EST
Mogadishu (HOL) - In a joint operation, the Somali National Intelligence and Security Agency (NISA) and international partners successfully neutralized over 40 Al-Shabaab militants, including ten foreign fighters, in southern Somalia.
Canadian Foodgrains Bank saving lives in Somalia
-
Winnipeg Free Press
5/4/2023 12:48 AM EST
THOUSANDS of malnourished children in Somalia are being kept alive thanks to support from a local aid organization.
Peace talks between Ethiopia, Oromo rebels conclude without deal
-
AA
5/4/2023 12:45 AM EST
The first round of peace talks between Ethiopia and the Oromo Liberation Army (OLA) concluded Wednesday without an agreement, according to a senior Ethiopian official.
Suspected Al Shabaab spy jailed for three years
-
The Standard
5/4/2023 12:42 AM EST
A man arrested on suspicion of being an Al Shabaab spy has been jailed for three years after he admitted to being in the country illegally.