Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Khamiis, May 18, 2023
Jenaraal Cismaan Maxamed Jeelle oo ku geeriyooday dalka Australia
Khamiis, May, 18, 2023 (HOL) - Waxaa Xalay magaalada Melbourne ee dalka Australia ku geeriyooday Allaha u naxariiste Jenaraal Cismaan Maxamed Jeelle oo ka mid ahaa Golahii sare ee dowladdii dhexe ee dalka Soomaaliya.
Allah u naxariiste marxuumka oo ka mid ahaa Golihii kacaaanka ayaa xilal badan oo ay ka mid ahayeen Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo Duqa Muqdisho kasoo qabtay dowladdii dhexe ee dalka oo uu madaxweynaha ka ahaa Jaalle Maxamed Siyaad Barre.
Geerida marxuum Cismaan Jeelle ayaa waxaa ka tacsiyadeeyay siyaasiyiin badan oo caan ka ah Soomaaliya iyo qeybaha kala duwan ee shacabka Soomaaliyeed.
Alle ha u naxariistee marxuum Cismaan Jeelle ayaa dadka aqoonta u lahaa waxay sheegeen inuu ahaa shaqsi wanaagsan oo ay ku weyneyd Soomaalinimada iyo dowladd Jaceylka.
Burburkii dowladdii dhexe kadib marxumka waxa uu ku noolaa waqtigiisa ugu badan dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya, hayeshee sanadahii dambe ayuu u soo wareegay dalka Australia oo uu Xalay ku geeriyooday.
Caaqil Fallaalug: Waxaanu beesha caalamka ka codsanayna in Muuse la geeyo maxkamadaha cadaalada"
5/18/2023 11:57 AM EST
Khamiis, May, 18, 2023 (HOL) - Afhayeenka Guddida 33-ka SSC Caaqil Cabdirisaaq Maxamed Xasan Fallaalug, ayaa madaxweyne Biixi ku sifeeyay shakhsi duulaan ku ah Soomaali oo dhan.
NISA oo shaacisay in Dekadda iyo Garoonka Muqdisho ay ku qabatay agab iyo Saanad ciidan loo waday kooxda Al-shabaab
5/18/2023 11:15 AM EST
Khamiis, May, 18, 2023 (HOL) - Ciidanka Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa Maanta Dekada magaalada Muqdisho ku qabtay agab iyo saanad ciidan oo la sheegay in loo waday Ururka Al-Shabaab.
Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in anay beesha caalamku soo faragalin karin doorashooyinka Somaliland
5/18/2023 10:41 AM EST
Khamiis, May, 18, 2023 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in anay Somaliland deeqaha caalamiga ah ku badalanayn in ay taladeeda shisheeye u gacan galiso.
Somaliland oo sheegtay in xoogaga SSC weerar qorshaysan kusoo qaadeen ciidankeeda
5/18/2023 7:04 AM EST
Khamiis, May, 18, 2023 (HOL) - Somaliland ayaa sheegtay in xoogaga SSC, Puntland iyo kooxo argagixiso ahi ay weerar qorshaysan kusoo qaadeen ciidamadeeda ku sugan jiida Laascaanood.
SSC-Khaatumo oo Somaliland ku eedeeysay in ay soo weerartay
5/18/2023 6:28 AM EST
Khamiis, May, 18, 2023 (HOL) - SSC-Khaatumo ayaa ciidamada Somaliland ku eedeeyay in ay weerar dhowr jiho ah oo gardaro ah kusoo qaadeen.
Madaxweyne Biixi: Dagaalku joogsan maayo inta taako ka mid ah xadka Somaliland uu cadow ku jiro
5/18/2023 5:13 AM EST
Khamiis, May, 18, 2023 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in saraakiil hore uga tirsanaa dowladii kacaanka iyo Puntland ay qorshaynayaan in ay Somaliland kala gooyaan, wuxuuna sheegay in layska difaacayo.
Somaliland oo laga xusay munaasibadda 18 May
5/18/2023 5:08 AM EST
Khamiis, May, 18, 2023 (HOL) - Gobolada iyo degmooyinka Somaliland ayaa laga xusay munaasibada 18 May oo ku beegeen 32 sanno kahor markii ay Somaliland ku dhawaaqday in ay ka noqotay midowgii Jamhuuriyadii Soomaaliyeed.
Dagaal culus oo ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC haatan ku dhexmaraya bariga Laascaanood
5/18/2023 3:32 AM EST
Khamiis, May, 18, 2023 (HOL) - Dagaal culus ayaa ka socda bariga magaalada Laascaanood, kaasoo dhex maraya ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC.
Baydhabo: Laba nin oo Maanta lagu toogtay fagaare ku yaala magaaladaas
5/18/2023 2:42 AM EST
Khamiis, May, 18, 2023 (HOL) - Waxaa Saakay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay xukun dil toogasho lagula fuliyay laba nin oo loo haystay dil ay horay u geysteen.
Dowladda Soomaaliya oo dalka ka eriday laba shaqaale oo ka tirsan Midowga Yurub
5/18/2023 2:36 AM EST
Khamiis, May, 18, 2023 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa dalka ka ceyrisay labo ka mid ah shaqaalaha Midowga Yurub, kuwaas oo lagu eedeeyay in ay si sharci darro ah sawirro uga qaadeen maxaabiis ku jirtay xabsi kuyaala magaalada Muqdisho.
Cumar Cabdirashiid: Doorashada golaha deegaanka ee Puntland waa inay ku dhacdaa rabshad la’aan
5/18/2023 2:03 AM EST
Khamiis, May, 18, 2023 (HOL) - Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ku baaqay in rabshad la’aan lagu qabto doorashooyinka degaanka Puntland.
Somali News
New accusations fly over Minneapolis DFL convention chaos
-
Star Tribune
5/18/2023 8:06 PM EST
Accusations and bad blood continued Wednesday in the wake of a weekend Minneapolis DFL Party ward convention that descended into chaos.
Somali forces intercept al-Shahab shipments with explosives
-
Xinhua
5/18/2023 2:02 PM EST
Somali security forces on Thursday intercepted and seized two military shipments with explosives belonging to al-Shabab militants at the port of Mogadishu, Somalia.
How Somali workers in the US are fighting Amazon’s surveillance machine
-
Coda
5/18/2023 8:46 AM EST
Minnesota just passed a labor bill that could force Amazon to respect the rights of warehouse workers
UN panel probes arms embargo violations and IHL breaches in Las Anod, calls for sanctions
-
HOL
5/18/2023 8:38 AM EST
Las Anod (HOL) - The United Nations is investigating potential violations of the longstanding arms embargo and possible breaches of international humanitarian law (IHL) in the escalating conflict in Las Anod, according to a confidential report. The United Nations Panel of Experts on Somalia recommends sanctions under resolution 1844 (2008) for those found in violation.
Somaliland accuses former Somali officials of conspiratorial plot as tensions mount in Las Anod
-
HOL
5/18/2023 8:27 AM EST
Hargeisa (HOL) – President Muse Bihi Abdi of Somaliland has raised allegations against ex-officials from Somalia's former military regime and the Puntland administration, accusing them of a conspiracy to partition Somaliland. During a commemoration event on May 18, President Bihi vowed a strong defence against such endeavours.
The fearless activist taking on sexual violence in Somalia
-
Narratively
5/18/2023 6:50 AM EST
Ilwad Elman knew she would be risking her safety and possibly even her life by going back to Somalia — but she was determined to go. It was 2010 and Elman, just 20 years old, was returning to her home country after growing up as a refugee in Canada with her family.
Obituary: Col. Osman Mohamed Jeelle, former Mogadishu mayor and Somali National Army veteran, dies at 85
-
HOL
5/18/2023 3:48 AM EST
MELBOURNE, Australia (HOL) - Col. Osman Mohamed Jeelle, a former mayor of Mogadishu and notable member of Somalia's Supreme Revolutionary Council, died Thursday in Melbourne, Australia. Born in 1938 near Afgoye Badi-Adde, a village in the Jalalaqsi District of Hiiraan Region, Col. Osman had a long career that began with a scholarship from the Egyptian Government and ended in a lifetime of public service.
Somali military court executes two men in Baidoa
-
HOL
5/18/2023 3:32 AM EST
Baidoa (HOL) - Somali military court in Baidoa executed two men by firing squad in Baidoa on Thursday morning.
How Malcolm X Inspired a Somali-American Biology Grad to Pursue Medical School
-
CSUF News
5/18/2023 2:01 AM EST
Ramadhan Ahmed Accepted to 17 Elite Medical Schools, Named 2023 Outstanding Senior
SRCC and Head of ATMIS visits Baidoa – meets with President of South West State, Abdiaziz Hassan Mohamed
-
ATMIS
5/18/2023 1:53 AM EST
Baidoa – Political reconciliation, humanitarian efforts, security and the ongoing fight against Al-Shabab were among key issues discussed by senior officials of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) during a visit to Baidoa, in the South West State of Somalia.
In Conversation With Ayaan Mohamud – Author of ‘You Think You Know Me’
-
AMALIAH
5/18/2023 1:45 AM EST
“A closed mouth is gold” is the Somali proverb that Hanan’s mother told her while she grew up in the face of racist bullies. But, the young Muslim girl can’t stay silent any longer when her friend is murdered and every Muslim is to blame. She has to fight to find her voice in the face of discrimination.
Montana to become first US state to ban TikTok
-
Reuters
5/18/2023 1:39 AM EST
Montana Governor Greg Gianforte on Wednesday signed legislation to ban Chinese-owned TikTok from operating in the state to protect residents from alleged intelligence gathering by China, making it the first U.S. state to ban the popular short video app.
UN short of funds to cope with floods in Ethiopia
-
Xinhua
5/18/2023 1:32 AM EST
UNITED NATIONS (Xinhua) -- The world body is in need of funds to cope with the recent floods in Ethiopia that have caused significant displacement of people and damage in the country's south and east, said the UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) on Wednesday.
'I've seen everything, this is easy' — Somali refugee unfazed by Clare protest
-
Irish Examiner
5/18/2023 1:30 AM EST
The Somali refugee has seen far worse in his native land, making a gunfire gesture as he explains to reporters about where he has come from, and why he wants to build a life in Ireland.
Puntland state crisis: Former finance minister among four politicians wanted
-
HOL
5/18/2023 1:13 AM EST
Garowe (HOL) - Authorities in the Somali state of Puntland have ordered the arrest of four political figures, including former Finance Minister Hassan Shire Abgaal, over their alleged involvement in a violent clash in Garowe this week. The fatal incident left two army soldiers dead and has heightened existing political tensions in the region.
Somalia expels two European Union workers
-
VOA
5/18/2023 12:40 AM EST
The Somali government has expelled two European Union employees accused of illegally taking photos of prisoners at a detention center.
Somali journalists praise US envoy Larry Andre for supporting press freedom
-
The East African
5/18/2023 12:35 AM EST
US diplomats in Somalia have often aroused controversy. In fact, for nearly three decades after Somalia fell among warlords, the diplomats didn’t return to Mogadishu until after 2012, having run ‘relations’ with Mogadishu from Nairobi.
Somalia mayors meet Sakaja to benchmark Nairobi leadership
-
Kenyans
5/18/2023 12:31 AM EST
Nairobi Governor Johnson Sakaja, on Wednesday, May 17, hosted a delegation of mayors from Somalia on a tour to benchmark development and leadership in Kenya’s capital.
Igad central banks revive push to cut remittance fees
-
Business Daily
5/18/2023 12:27 AM EST
Member countries of the regional African bloc, Inter-Governmental Authority for Development (Igad), have been urged by the body’s secretariat to harmonise diaspora transaction fees to increase inflows.
Sudanese army claims heavy casualties from paramilitary forces
-
Prensa Latina
5/18/2023 12:25 AM EST
According to local sources, north of Bahri, the military ambushed the RSF, destroyed armored vehicles and annihilated several snipers on the buildings’ roofs.
‘The city was underwater’: quarter of a million Somalis flee flooded homes
-
Reuters
5/18/2023 12:23 AM EST
Floods have caused almost a quarter of a million people to flee their homes after the Shabelle River in central Somalia broke its banks and submerged the town of Beledweyne, even as the country faces its most severe drought in four decades, according to the government.
Russia agrees to extend Ukraine grain deal in a boost for global food security
-
AP
5/18/2023 12:15 AM EST
ANKARA, Turkey (AP) — Russia agreed to a two-month extension of a deal that has allowed Ukraine to ship grain through the Black Sea to parts of the world struggling with hunger, Turkish President Recep Tayyip Erdogan announced Wednesday, a boost to global food security after the war drove up prices.
ATMIS steps up stabilization efforts in Somalia
-
Xinhua
5/18/2023 12:13 AM EST
A high-level delegation consisting of members including a senior African Union (AU) envoy, military officials of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), and a Chinese envoy visited Baidoa in the South West State of Somalia, where they discussed political reconciliation, humanitarian efforts, security and the ongoing fight against al-Shabaab, the AU mission said Wednesday.