Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Axad, Jan 8 , 2023
Cuqaasha iyo waxgaradka gobolka Sool oo dalbaday inay ciidamada Somaliland ka baxaan gobolka Sool
Axad, January, 8, 2023 (HOL) - Shir ay saakay isugu yimaadeen cuqaasha iyo waxgaradka beelaha Dhulbahante iyo Fiqishini, shirkaas oo ka dhacay magaalada Laascaanood, ayaa bayaan kasoo baxay lagu sheegay in ciidamada Somaliland ay isaga baxaan magaalada Laascaanood iyo gobolka Sool.
Labada beelood waxay sheegeen inay isugu imaanayaan shirwayne wadatashi ah oo looga tashanayo masiirka iyo aayaha gobolka Sool, waxayna ku baaqeen intaas wixii ka horreeya in la ilaaliyo kala dambaynta iyo amniga.
Qodobada kasoo baxay shirkaan waxaa lagu sheegay in Somaliland ay qaadanayso masuuliyadda dadkii lagu laayay magaalada Laascaanood, intii mudaharaadyadu socdeen.
Halkaan ka akhriso bayaanka lasoo saaray.
Maraykanka oo ugu deeqay ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya qalab ciidan oo ku kacaya $9 milyan
1/8/2023 3:34 PM EST
Axad, January, 8, 2023 (HOL) - Mareykanka ayaa ugu deeqay qalab milatari oo ku kacaya 9 milyan oo dollar oo isugu jira hub, gaadiid, agab caafimaad iyo qalab kale oo loogu talagalay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.
Ciyaartooy Soomaali ah oo Waxbarasho bilaash ah ka helay Jaamacado ku yaala dalalka Canada iyo Mareykanka
1/8/2023 11:22 AM EST
Axad, January, 8, 2023 (HOL) - Lix dhallinyaro ah oo Soomaali ayaa deeq waxbarasho ka helay jaamacado ku yaalla wadamada Mareykanka iyo Canada, kuwaas oo la sheegay in lagu xushay kubadda cagta oo ay ku wanaagsan yihiin.
Soomaaliya iyo Itoobiya oo iskaashi ka yeelanaya horumarinta Duulimaadka
1/8/2023 11:09 AM EST
Axad, January, 8, 2023 (HOL) - Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cismaan Cigaal iyo wafdi ay hoggaaminayso ayaa maanta gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunta Dalka Itoobiya, halkaa oo ay ku soo dhaweysay Wasiirka Gaadiidka Itoobiya, Marwo Dagmawit Moges.
Somaliland oo si rasmi ah shidaal looga helay
1/8/2023 8:57 AM EST
Axad, January, 8, 2023 (HOL) - Deegaanka Degmada Sallaxlay ee gobolka Maroodijeex ee Somaliland, ayaa si rasmi ah looga helay ceel shidaal.
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo ka horyimid xilka qaadis iyo magacaabis uu sameeyay wasiirka arrimaha gudaha Hirshabeelle
1/8/2023 7:30 AM EST
Axad, January, 8, 2023 (HOL) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa ka horyimid xilka qaadista iyo magacaabista guddoomiyaha degmada Halgan ee gobolka Hiiraan oo uu sameeyay wasiirka arrimaha gudaha maamulka Hirshabeelle Cabdi Daahir Guure Karoore.
Lataliyaha Amniga Qaranka Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in Al-shabaab wax wada xaajood ah lagula jirin
1/8/2023 1:31 AM EST
Axad, January, 8, 2023 (HOL) - Lataliyaha dhanka amniga qaranka madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Macalin Maxamuud ayaa sheegay inuusan waxba iska badalin mowqifka dowladda ee ku aadan dagaalkanka dhanka ah kooxda Al-shabaab.
Duuliyihii ugu dambeeyay ee diyaaradii Somali Airline oo ku geeriyooday Magaalada Kampala
1/8/2023 1:23 AM EST
Axad, January, 8, 2023 (HOL) - Waxaa Jimcihii lasoo dhaafay magaalada Kampala ee dalka Uganda ku geeriyooday Kabtan Jaamac Ofle oo ahaa duuliye taariikhda galay isagoo noqday kabtankii ugu dambeeyay ee duulimaadkii caalamiga ahaa ee Somali Airlines sanadkii 1991-kii.
Madaxweyne Deni: Aniga ma ahane madaxdii horoo dhan waa ku darsan jirtay dhibna ma lahayn
1/8/2023 12:41 AM EST
Axad, January, 8, 2023 (HOL) - Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in madaxdii Puntland ee isaga ka horreysay ay ku darsan jireen, taasoo uu sheegay in aysan wax dhib ah lahayn.
Somali News
US donates 9m worth military hardware
-
HOL
1/8/2023 11:59 AM EST
Mogadishu (HOL) - The US donated $9 million in weapons, vehicles, medical supplies and other equipment to the Somali National Army on Sunday in a handover ceremony attended by US Ambassador Larry Andre, Somali Minister of Defence Abdulkadir Mohamud Nur and SNA Chief Brigadier General Odowaa Yusuf Rage.
Hiiraan Governor objects to firing of district commissioner
-
HOL
1/8/2023 10:49 AM EST
Beledweyne (HOL) - Hiiraan region Governor Ali Jeyte Osman opposed the firing of the Halgan district commissioner, which was made by Hirshabelle Minister of Internal Affairs Abdi Dahir Gure Karore.
Iranian held in Germany suspected of chemical terror plot
-
RTÉ
1/8/2023 8:22 AM EST
An Iranian man has been arrested in western Germany suspected of preparing an "Islamist attack" using cyanide and ricin, police and prosecutors have said.
PM Barre travels to Egypt for state visit
-
HOL
1/8/2023 5:32 AM EST
Mogadishu (HOL) – A delegation led by Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre travelled to Egypt for a three-day official visit on Sunday.
Kenyan President Ruto outlines his regional diplomatic strategy
-
The East African
1/8/2023 4:46 AM EST
Kenya’s President William Ruto has not always been seen as having a strong foreign and regional policy. But, 100 days into his first term, he can count several achievements: He has met with every head of state in the Horn of Africa, promising collaboration to address enduring problems such as conflict and hunger, and business.
QRCS concludes eye surgery and anti-blindness mission in Somalia
-
The Peninsula Qatar
1/8/2023 4:42 AM EST
Doha: Qatar Red Crescent Society (QRCS) recently concluded its eye surgery and anti-blindness medical convoy mission, carried out at De Martino Public Hospital in Mogadishu, Somalia.
Somaliland dismissses Mogadishu's incoming report on Las Anod violence
-
HOL
1/8/2023 3:03 AM EST
Hargeisa (HOL) - Somaliland's House Speaker has dismissed plans for a report on the situation in Las Anod to be prepared by Somalia's federal government as a provocation and an attack on Somaliland's sovereignty. A press release from the breakaway republic's House of Representatives declared that "every report from the Mogadishu Assembly was not based on the reality on the ground in Las Anod." Earlier this week, Somalia's Lower House Speaker, Sheikh Adan Mohamed Noor, appointed a ten-member committee to prepare a report on the volatile situation in Las Anod. However, some members of the committee have already resigned. Last week, Somaliland House of Representatives Speaker, Abdirisaq Khalif Ahmed, said that government incompetence on Somaliland's part played a significant role in the uprisings in Las Anod. He emphasized that the Somaliland government is responsible for Las Anod's security and that the intelligence and police services should deal with the anti-government protests. Somalia's committee said it plans to publish the report but did not elaborate on a prospective date. At least 20 people have been killed in Las Anod, a town in Somaliland's east disputed between breakaway Somaliland and Puntland after anti-government protesters and security forces clashed for several days last week.
Five African migrants die, 10 missing after boat sinks off Tunisia
-
Reuters
1/8/2023 2:05 AM EST
At least five African migrants died and another 10 were missing after a boat sank off Tunisia, as they tried to cross the Mediterranean to Italy, a judicial official said on Saturday.
Arrests over film of president 'wetting himself'
-
BBC
1/8/2023 1:16 AM EST
Six journalists in South Sudan have been arrested over the circulation of footage appearing to show President Salva Kiir wetting himself, media rights groups say.
Somalia’s president calls on young al-Shabab fighters to surrender
-
VOA
1/8/2023 1:12 AM EST
MOGADISHU, SOMALIA — Somali president Hassan Sheikh Mohamud has called on young al-Shabab fighters he says are “brainwashed” to surrender to the government amid ongoing military offensives against the group.
Somaliland’s frankincense brings gold to companies. Its women pay the price
-
The Guardian
1/8/2023 1:08 AM EST
Female workers tell of exploitation and sexual assault at frankincense warehouse supplying US essential oils company
Somali government, al-Shabab deny peace talks
-
VOA
1/8/2023 12:56 AM EST
WASHINGTON — The Somali government and the al-Shabab militant group have each denied having peace talks.