Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Arbaco, Jan 4 , 2023
Labo qarax oo ka dhacay magaalada Bosaso xilli halkaasi xiisado ka jiraan
Arbaco, January, 4, 2023 (HOL) - Labo Qarax bumbo-gacmeed ayaa caawa ka dhacay afafka hore ee hotel Ku yaalla magaalada Boosaaso oo lagu magacaabo Jaabir.
Falkaan ayaa dhacay xilli uu hotelka ka socday kulan maamulku soo qaban qaabiyay oo lagu taageerayay doorashada golayaasha deegaanka Puntland.
Illaa iyo hadda lama sheegin wax khasaare ah oo ka dhashay bombo gacmeedyadan, sida booliiska gobolka Bari ku sheegay war kooban uu soo saaray.
Falkaan ayaa imaanaya xilli magaalada Bosaso lagu wado in maalin berri ah ay ka bilowdaan diiwaan galinta codbixiyaasha doorashada dowladaha hoose.
Dhinaca kale, siyaasiyiinta mucaaradka oo diidan diiwaan galinta ayaa abaabulaya mudaharaad loogasoo horjeedo dhibaatadda Laascaanood ka jirta. Waxaana laga cabsi qabaa in xiisado ka dhashaan.
Isku dhac Laascaanood ku dhex maray ciidamada Somaliland iyo dad hubaysan
1/4/2023 5:53 PM EST
Arbaco, January, 4, 2023 (HOL) - Dagaal aan khasaarihiisa wali la ogayn ayaa magaalada Laascaanood ku dhex maray ciidamada amaanka Somaliland iyo dad hubaysan.
Madaxweynaha Soomaaliya oo Wakiilada Beesha Caalamka kala hadlay iney ka qeyb qaataan howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab
1/4/2023 1:28 PM EST
Arbaco, January, 4, 2023 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Maanta Madaxtooyada Qaranka kula kulmay Danjireyaasha dalalka Maraykanka, Ingiriiska, Talyaaniga, Itoobiya, Wakiillada Gaarka ah ee Qaramada Midoobey, Midowga Yurub iyo Midowga Afrika ayaa uga warbixiyey mirodhalka howlgalka dalka lagaga xoreynayo Ururka Al-shabaab.
Haween baabuur ku jiidhay wadada u dhaxaysa Sheekh iyo Burco
1/4/2023 10:26 AM EST
Talaado, January, 3, 2023 (HOL) - 2 dumara ayaa geeriyooday kadib markii uu baabuur ku jiidhay deegaanka Galloolay, oo dhaca wadada u dhaxaysa magaalooyinka Sheekh iyo Burco ee Somaliland.
Xukuumadda Soomaaliya oo shaacisay in Al-shabaab 2000 ka badan laga dilay afartii bilood ee lasoo dhaafay
1/4/2023 9:42 AM EST
Arbaco, January, 4, 2023 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlaayay xaalada amniga dalka iyo cunaqabteynta hubka ee mudada dheer saaran Soomaaliya.
Saddex dhallinyaro ah oo katirsanaa Alshabaab oo isku dhiibay ciidanka NISA ee ku sugan gobolka Bakool
1/4/2023 8:34 AM EST
Arbaco, January, 4, 2023 (HOL) - Saddex dhallinyaro ah oo katirsanaa kooxda Alshabab ayaa iskusoo dhiibay ciidamada nabad sugida iyo sirdoonka ee NISA ee ku sugan degmada Xuddur ee gobolka Bakool.
Madaxweynaha Somaliland isku shaandhayn ku sameeyay xukuumadiisa
1/4/2023 7:21 AM EST
Arbaco, January, 4, 2023 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland ayaa isku badal, xil ka qaadis iyo magacaabis ku sameeyay, qaar kamid ah wasiirada xukuumadiisa.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo wax ka badal ku sameeyay Guddiga Farsamo ee Shirka Dib u Heshiisiinta Koonfur Galbeed
1/4/2023 6:24 AM EST
Arbaco, January, 4, 2023 (HOL) - Guddoomiyaha gobolka Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa wax ka badal ku sameeyay xubno ka tirsan guddiga Farsamada shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed ee uu dhawaan uu soo magacaabay, isagoona magaacabay xubno cusub.
Puntland: Wax la yiraahdo Khaatuma ma jirto. Soolna cid gaar ah masiirkeeda kama tashan karto
1/4/2023 6:00 AM EST
Arbaco, January, 4, 2023 (HOL) - Wasiirka warfaafinta maamulka Puntland, Eng. Maxamuud Caydiid Dirir ayaa been abuur ku tilmaamay warqad kasoo baxday qaar kamid ah odayaasha dhaqanka ee SSC, taasoo dhawaan lagu magacaabay hoggaanka Khaatumo.
Maamulka gobolka Hiiraan oo ka hadlay Qaraxyadii ka dhacay magaalada Maxaas
1/4/2023 4:04 AM EST
Arbaco, January, 4, 2023 (HOL) - Maamulka gobolka Hiiraan ayaa goordhaw war kasoo saaray qaraxyadii Ismiidaaminta ahaa ee saakay aroornimadii hore ka dhacay magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan ee geystay khasaaraha in ka badan 15 ruux oo dhimasho ah iyo dhaawac intaasi ka badan.
Qaraxyo Ismiidaamin ah oo ka dhacay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan
1/4/2023 1:01 AM EST
Arbaco, January, 4, 2023 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in aroornimadii hore ee saakay halkaasi ay ka dhaceen laba qarax oo Ismiidaamin ah oo geystay khasaare kala duwan oo isugu jira dhimaasho, dhaawac iyo burbur hantiyadeed.
Dabley hubaysan oo dad shacab ah ku laayay magaalada Gaalkacyo
1/4/2023 12:33 AM EST
Arbaco, January, 4, 2023 (HOL) - Dabley aan haybtooda la garanayn ayaa Gaalkacyo ka geystay tacshiirad ay ku geeriyoodeen labo qof oo shacab ah, halka saddex kalena ay ku dhaawacmeen.
Somali News
ACIBADEM in Turkiye: German mom welcomes her miracle baby at 43 !
-
ACIBADEM
1/4/2023 3:28 PM EST
Today, having a baby after age 40 is not impossible. Innovations in reproductive medicine mark the beginning of a new era for infertility treatment.
PM Barre: 2000 Al Shabaab militants killed in four months of operations
-
HOL
1/4/2023 9:42 AM EST
Mogadishu (HOL) - Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre chaired a meeting on Wednesday to discuss the security situation in the country and the arms embargo on Somalia.
Puntland information minister rejects formation of Khatumo state leadership
-
HOL
1/4/2023 9:30 AM EST
Garowe (HOL) - Puntland's Minister of Information, Eng. Mohamud Aydid Dirir rubbished a statement made by traditional elders of the Sool, Sanaag, and Ceyn regions (SSC), who recently announced the appointment of the new leadership for Khatumo state.
Family massacred in Mahas twin suicide blast
-
HOL
1/4/2023 2:04 AM EST
Beledweyne (HOL) - According to reports from the Mahaas area in the Hiran region, two suicide explosions occurred early Wednesday morning, killing at least 15 people and wounding scores more.
Raid against Oromo rebels successful - Ethiopia army
-
BBC
1/4/2023 12:22 AM EST
The Ethiopian army says it has "liberated several localities" from the rebel Oromo Liberation Army (OLA) in operations in the Oromia region, the military posted on Facebook on Tuesday.
Ugandan soldier kills three colleagues in Somalia
-
BBC
1/4/2023 12:20 AM EST
Investigations have started into the circumstances in which a Uganda soldier under the African Union Transition Mission in Somalia (Atmis) shot three of his colleagues dead in Mogadishu on Monday morning.
Somalia hiring 3,000 teachers after quadrupling education budget
-
VOA
1/4/2023 12:18 AM EST
MOGADISHU, SOMALIA — Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud announced Sunday the country will hire a record 3,000 new teachers to try to bridge a wide education gap. The move follows a four-fold increase in the Somali ministry of education's budget for 2023. But critics note funding for education is still poor, and that insecurity and poverty have pushed the majority of Somali children out of school.
Tanzania president lifts opposition rally ban
-
BBC
1/4/2023 12:15 AM EST
Tanzania’s President Samia Suluhu Hassan has lifted a ban after six years on opposition political rallies outside of election campaigns.
Legitimise Kenya-Somalia trade to reduce deaths – Ledama
-
The Star
1/4/2023 12:13 AM EST
Narok Senator Ledama Olekina has said the legitimisation of trade between Kenya and Somalia will minimise the number of deaths.
Somalia president's declaration on security attracts mixed reactions
-
VOA
1/4/2023 12:10 AM EST
MOGADISHU, SOMALIA — Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud, in his New Year's Day speech Sunday, declared the country will eliminate al-Shabab Islamist militants this year.