Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Talaado, Dec 27, 2022
Madaxweyne Deni oo ururada siyaasada ka diiday in wax laga bedelo qodobo ku jira xeerka doorashada
Talaado, December, 27, 2022 (HOL) - Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa ka diiday ururada siyaasada in wax ka beddel lagu sameeyo labo qodob oo katirsan xeerka doorashada.
Labadan qodob ayaa ah in la furo nidaamka xisbiyada xaddidan ee dastuurka Puntland uu dhigayo, iyo in la dhimo tirada xildhibaannada golayaasha deegaanka ee degmooyinka Puntland
Madaxweyne Deni ayaa sheegay inuu 9 qodob oo kamid ah qodobadii ay soo jeediyeen ururada siyaasadu ay tabashadoodii xalliyeen, balse wuxuu sheegay labadan qodob oo mid kamid ah uu dastuuri yahay in uusan waxba ka beddeli karin.
Ururada siyaasada ayaa kasoo horjeeda in xisbiyadu ku xaddidnaadaan 3 xisbi muddo 10 sano ah. Waxay sidoo kale sheegeen inay muhiim tahay in la dhimo tirada kuraasta badan ee golayaasha deegaanka.
Qodobadan la isku khilaafsan yahay ayaa laga yabaaa inay khikaaf ka dhex abuuraan doorashooyinka soo socda ee Puntland, iyadoo guddiga doorashada uu shanta january billaabayo diiwaan galinta codbixiyaasha doorashada dowladdaha hoose.
Dowladda Soomaaliya oo maalinta berrito ah hakisay duulimaadyada garoonka Aadan Cadde
12/27/2022 2:20 PM EST
Talaado, December, 27, 2022 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa hakisay duulimaadyada rayidka ah ee garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, xilli uu halkaasi maalinta berrito ah kasoo wajahan yahay madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle.
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay xayiraada Al-shabaab kusoo rogtay Shirkadda Hormuud
12/27/2022 12:38 PM EST
Talaado, December, 27, 2022 (HOL) - Iyadoo saacadahii lasoo dhaafay ay soo baxayeen warar sheegaya in Al-Shabaab ay xayiraad kusoo rogtay dhaqdhaqaaqa gaadiidka iyo shaqaalaha Shirkadda isgaarsiinta ee Hormuud Telecom ayaa waxaa arintaasi faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdullaahi Cali Caanood.
Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo amar ku bixiyay in aragti lagu dilo qofkii Isbaaro u taalo
12/27/2022 10:07 AM EST
Talaado, December, 27, 2022 (HOL) - Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Odawaa Yuusuf Raage oo Maanta ka hor hadlaayay boqolaal ka tirsan ciidanka Xoogga dalka oo uu ku dhiiragalinaayay sii wadista howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab ayaa amar ku bixiyay in ciidamada ay toogasho ku dili karaan qofkii isbaaro u taalo oo ay arkaan.
Xisbiga WADDANI oo ka hadlay dhicista liisanka sharci ee xisbiyada
12/27/2022 9:50 AM EST
Talaado, December, 27, 2022 (HOL) - Xisbiga WADDANI, ayaa kasoo hor jeestay go'aankii ay Guddida Diwaangalinta Ururada Somaliland, ku sheegtay in ay dhamaatay mudadii sharci ee la doortay xisbiyada WADDANI, UCID iyo Kulmiye.
Mudaharaad lagaga soo horjeedo dilalka qorshaysan oo ka dhacay Laascaanood
12/27/2022 8:01 AM EST
Talaado, December, 27, 2022 (HOL) - Dadweyne ka cadhaysan dilalka dablay aan la aqoonsani ka gaystaan Laascaanood, ayaa burbur u gaystay fooqa shirkada Telesom ee magaalada Laascaanood.
Wasiirkii hore ee maaliyadda Puntland oo maleyshiyaad kasoo horjeeda doorashada qof iyo cod ku abaabulay gobolka Nugaal
12/27/2022 7:02 AM EST
Talaado, December, 27, 2022 (HOL) - Wasiirkii hore ee maaliyadda Puntland, Xasan Shire Abgaal, ayaa maleyshiyo beeleed ku arursaday deegaanka Karin-dhiig oo dhacda laamiga xiriira degmooyinka Garowe iyo Dangarayo ee gobolka Nuagal.
Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo ku dhawaaqay in maamulada Jubbaland iyo Koonfur Galbeed ka billaabanayaan howlgallada xorreynta Al-shabaab
12/27/2022 5:14 AM EST
Talaado, December, 27, 2022 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda fedaraalka Soomaaliya xamse Cabdi Barre ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab ay ka bilaaban doonaan deegaanada maamul goboleedyada Jubbaland iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya.
IIhan Cumar oo bogaadisay guulaha dowladda Soomaaliya ay gaartay dagaalka ka dhan ah Al-Shabaab
12/27/2022 4:56 AM EST
Talaado, December, 27, 2022 (HOL) - Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa sheegtay in horumarro waaweyn laga gaaray dagaalka lagula jiro Al-Shabaab, iyadoo xustay in guulihii ugu dambeeyay ay soo celiyeen nidaamka iyo kala dambeynta Soomaaliya, loona baahan yahay in saaxiibada caalamka ay ammaanaan.
Fannaankii iyo muusigiistihii caan ka aha ee Cabdinaasir Macalin Caydiid oo geeriyooday
12/27/2022 3:50 AM EST
Talaado, December, 27, 2022 (HOL) - Cabdinaasir Macalin Caydiid oo kamid ahaa fannaaniinta reer Somaliland, kuna caan baxay tumista cuudka, ayaa xanuunka kansarka ugu geeriyooday dalka Itoobiya.
Al-shabaab oo xayiraad kusoo rogtay Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom
12/27/2022 2:08 AM EST
Talaado, December, 27, 2022 (HOL) - Warar soo baxaya ay sheegaya in Urur Al-shabaab ay xayiraad kusoo rogeen dhaqdhaqaaqa Gaadiidka iyo Shaqaalaha Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo ka mid ah Shirkaddaha waa weyn ee ka howlgala gudaha Soomaaliya.
Arday Dhigata Jaamacadda Hiiraan oo Tababar uga Bilowday Isbitaalka Gobolka ee Beledweyne
12/27/2022 1:53 AM EST
Talaado, December, 27, 2022 (HOL) - Arday dhigata kuliyadda caafimaadka ee Jaamacadda Hiiraan ayaa maanta tababar saddex bilood ah uga bilowday Isbitaalka Gobolka ee Beledweyne. Aradadan ayaa takhasusyadoodu kala yihiin (1) Kalkaaliye Caafimaad (Nurse), (2) Caafimaadka Bulshada (public health), and (3) Farmashiye & Sheybaar (Pharmacy & Laboratory). Tababarkan ayaa wuxuu qeyb ka yahay barnaamijyada ay Jaamacadda ugu talagashay tayeynta waxbarashada ardada dhigata Jaamacadda Hiiraan.
Somali News
‘I choose to forgive’: Brisbane cyclist explains why he sought leniency for driver who tried to mow him down
-
The Guardian
12/27/2022 3:35 PM EST
Abdirashid Abdi endured a terrifying 4WD chase by a stranger but says he found no peace in her incarceration
US Congresswoman hails Somali army successes against Al-Shabab
-
VOA
12/27/2022 3:27 PM EST
U.S. Congresswoman Ilhan Omar hailed recent victories scored by the Somali government and local community forces against al-Shabab militants in central Somali regions.
Piers Morgan has Twitter account removed after hackers send tweets about Greater Somalia
-
HOL
12/27/2022 3:24 PM EST
Mogadishu (HOL) - British broadcaster and television journalist Piers Morgan's Twitter was the victim of a cyber attack on Monday after his Twitter account was hacked.
Famed Somali oud player Abdinasir Moalim Aideed passes away
-
HOL
12/27/2022 2:58 PM EST
Hargeisa (HOL) - Renowned musician and oud player Abdinasir Moalim Aideed passed away in Ethiopia after a bout with cancer
At Port of Berbera, Dubai invests in Horn of Africa shipping
-
DW
12/27/2022 9:29 AM EST
Dubai-based DP World is expanding its operations in Somaliland as part of a plan to turn the breakaway region into a major trade hub. Though Somaliland has relinquished commercial power, it may gain political weight.
Somalia needs macro-economic stability
-
The East African
12/27/2022 5:39 AM EST
The World Bank country representative for Somalia Kristina Svensson spoke to James Anyanzwa about the Bank’s commitment to supporting Somalia’s social-economic and political reform programmes.
NCC meeting goes into second day in Mogadishu
-
HOL
12/27/2022 1:02 AM EST
Mogadishu (HOL) - Somalia President Hassan Sheikh Mohamud chaired the 4th meeting of the National Consultative Council of the Federal Government and its member states which enters its second day on Tuesday.
Southwest state lawmakers blame federal gov’t for clashes in Baidoa
-
HOL
12/27/2022 1:01 AM EST
Baidoa (HOL) - A group of Southwest regional state lawmakers blamed the federal government for clashes in Baidoa late last week between state security forces and militia loyal to opposition candidates.
Duale, Vice CDF Ogolla visit KDF troops in Somalia
-
The Star
12/27/2022 12:22 AM EST
Defence Cabinet Secretary Aden Duale and Vice Chief of Defence Forces Lt Gen Francis Ogolla visited Kenya Defence Forces (KDF) troops serving under the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) at sector six headquarters in Kismayu, Somalia in a bid to boost their morale.
Somalia's opioid overdose: Young, female and addicted
-
BBC
12/27/2022 12:18 AM EST
It was the discovery of the body of a 22-year-old woman on the streets of the Somali capital, Mogadishu, last year that brought into the open the problem of female drug addiction in the city. Health workers said she died from an opioid overdose.
2 shot dead by al-Shabab militants in coastal Kenya
-
AP
12/27/2022 12:09 AM EST
NAIROBI, Kenya — Two people were shot dead by al-Shabab militants and several houses torched in a rural area in coastal Kenya, police said Monday.
8 things to know about Hamida Dakane, the first Somali woman elected into North Dakota State House of Representatives
-
Face2Face Africa
12/27/2022 12:07 AM EST
Hamida Dakane, who was before now only known in her state, North Dakota, has made history and international headlines following her victory at the just concluded November general elections.
‘Miracles and heartbreak’: saving orphaned elephants as Kenya’s drought devastates herds
-
The Guardian
12/27/2022 12:03 AM EST
It had been a tricky shoot for Alvin Kaunda, a young Kenyan television reporter, but finally, after about 10 takes, he was managing to get through it. His subject: a heartfelt dispatch about the plight of elephants caught up in the drought. His backdrop: three dust-red, flappy-eared orphans chomping through the greenery of their Nairobi home.