Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Axad, Dec 18, 2022
Maxkamadda ciidamada oo Xukun dil ah ku riday nin Shabeellada dhexe ka geystay kufsi iyo dil
Axad, December, 18, 2022 (HOL) - Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku ridday Maxamed Daahir Cali oo kufsi iyo dil u geystay Caasho Cabdullahi Maxamed.
Dambiilaha ayaa bishii hore ee November falkaan ka geystay tuulada Garas-weyne oo katirsan degmada Jowhar ee gobolka Shabeellada dhexe.
Ciidamada amniga ayaa ku guulaystay inay gacanta kusoo dhigaan ninkan, markii uu falkaan dhacay kadib.
Falka oo ka dhacay meel cidlo ah oo baadiye ah ayay maxkamaddu sheegtay inuu dambiilaha dilka u adeegsaday Toorreey. Waxay sheegtay inuu shan jeer toorreeyda ku dhuftay.
Waa mid kamid ah falalkii ugu xumaa ee ka dhaca Shabeellada dhexe, oo ay ka socdaan howlgallo Shabaab looga xoreynayo dhulka ay maamulayeen.
Argentine oo ku guulaysatay koobka adduunka 2022 iyo Messi oo rumeeyay riyadii sii ugu weynayd
12/18/2022 3:12 PM EST
Axad, December, 18, 2022 (HOL) - Lionel Messi ayaa ugu danbayn gaadhay riyadiisii ugu weynayd ee koobka aduunka iyada oo Argentine ay ku guulaysatay koobkii saddexaad adduuka ka dib mid ka mid ah finalkii ugu fiicnaa taariikhda oo ka dhacay Lusail Stadium- Qatar.
Raysal wasaare Xamse “Musuq maasuqa waa mid ka mid ah cudurada ugu xun ee ku dhaca dowladnimada"
12/18/2022 9:44 AM EST
Axad, December, 18, 2022 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta ka qaybgalay munaasabad lagu xusayay Maalinta Caalmiga ah ee la dagaalanka Musuq maasuqa, taasoo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya.
Wasaaradda Amniga Maamulka Koonfur Galbeed oo amaro culus duldhigtay ciidamada dowladda iyo dadka hubeysan
12/18/2022 9:23 AM EST
Axad, December, 18, 2022 (HOL) - Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Amniga maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamed Isaaq Cabdi ayaa amaro culus lagu duldhigay ciidamada dowladda iyo dadka heysta hubka sharciyeysan iyo midka aan sharciyeysneen inaan magaalada Baydhabo lagu dhex wadan karin wax hub ah.
Dowladda Soomaaliya oo soo bandhigtay mid kamid ah nabadoonadii Alshabaab oo isisoo dhiibay
12/18/2022 6:28 AM EST
Axad, December, 18, 2022 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa maanta gobolka Shabeelladda dhexe kusoo bandhigtay Saciid Xuseen Raage oo lagu sheegay inuu ahaa nabadoonadii la shaqeyn jiray Al-Shabaab.
Kooxo hubeysan oo degmada Afgooye ku dilay masuul ka tirsanaa maamulka degmada Afgooye
12/18/2022 4:05 AM EST
Axad, December, 18, 2022 (HOL) - Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa Xalay ku dilay Xaafada Xaawa taako ee degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose guddoomiyahii Dhalinyarada degmada, islamarkaana ahaa guddoomiye Waaxeedka Xaafada Xaawa taako Maxamed Xaaji Xasan.
Guddoomiye Cali Jeyte "Qofkii Shabaab ah ee soo dila Shabaab kale waxaan siinaya 10 kun oo doolar waana la cafinaya"
12/18/2022 1:39 AM EST
Axad, December, 18, 2022 (HOL) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa goob fagaare ah kaga dhawaaqay balan qaad abaalmarin lacageed iyo cafis ku helayaan dagaalyahanada kooxda Al-shabaab ee ku sugan meelaha ay gacanta ku hayaan kooxda Shabaab.
Galmudug oo soo qabatay macallin dugsi qur'aan oo ku eedeysan kufsiga saddex gabdhood oo carruur ah
12/18/2022 12:37 AM EST
Axad, December, 18, 2022 (HOL) - Ciidamada Booliiska ee Galmudug ayaa gacanta ku soo dhigay Shuceyb Cabdi Maxamed oo 27 jir ah oo ah macallin dugsi qur'aan, kaasoo lagusoo oogay inuu kufsaday 3 gabdhood oo da’doodu kala tahay 9 iyo 7 sano jir.
Dowladda Soomaaliya oo soo bandhigtay maydka sarkaal sare oo katirsan Alshabaab
12/18/2022 12:08 AM EST
Axad, December, 18, 2022 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa soo bandhigtay maydka sarkaal sare oo katirsanaa ururka Alshabaab oo lagu magacaabo, Yuusuf Maxamed Jingaab (Wasiir).
Somali News
Channel 4's Jamal Osman detained in Mogadishu's airport hotel, scheduled for deportation
-
HOL
12/18/2022 2:15 PM EST
Mogadishu (HOL) - UK-based journalist Jamal Osman was reportedly detained in Mogadishu on Sunday shortly after arriving at Aden Adde International Airport.
Cargo plane crash lands at Abudwaq airport, no casualties reported
-
HOL
12/18/2022 1:15 PM EST
In July 2020, a de Havilland Canada DHC-8-400 turboprop plane operated by Bluebird Aviation crashed at Ugas Khalif Airport in Beledweyne.
Argentina beats France on penalty kicks, winning World Cup for third time
-
Yahoo
12/18/2022 1:07 PM EST
LUSAIL, Qatar — The World Cup final “for eternity” descended into madness, and then into perhaps the greatest game ever played, around 7:40 p.m. here at the Lusail Stadium, with Argentine dreams crystallizing and then, suddenly, in 96 seconds, paralyzed.
Ethiopia’s PM sees OLA rebellion grow in his own backyard
-
BBC
12/18/2022 9:43 AM EST
In the latest sign of the deep crisis that has engulfed Ethiopia, conflict in the vast Oromia region - the heartland of Prime Minister Abiy Ahmed - is escalating as political and ethnic tensions explode.
Somali restaurant closed after racist attacks in Turkey
-
Duvar
12/18/2022 9:43 AM EST
The co-owners of SAAB, a Somalian restaurant in the Turkish capital Ankara, have announced that their business was closed following racist targets and attacks.
World Cup: For Lionel Messi and Argentina, now is all
-
Al Jazeera
12/18/2022 9:36 AM EST
The script says Messi will be the conductor of football’s great show and lift the trophy at the end of it. Will he?
Government displays body of al Shabab leader killed in fresh operations
-
HOL
12/18/2022 5:32 AM EST
Mogadishu (HOL) - Somali National Intelligence and Security Agency (NISA) displayed the body of a senior al-Shabab leader killed in a new operation in the Middle Shabelle region.
Africa’s media freedom in spotlight as leaders gathered in Washington
-
VOA
12/18/2022 3:58 AM EST
WASHINGTON — As the U.S. welcomed African leaders to Washington for a summit this week, the media freedom record of several of those countries was brought into focus.
Croatia beat Morocco to finish third in Qatar World Cup
-
Al Jazeera
12/18/2022 1:47 AM EST
Croatia have eased past Morocco 2-1 to claim third place in the 2022 World Cup in Qatar.
Suella Braverman feeding Farage politics, says outgoing government adviser
-
The Guardian
12/18/2022 1:32 AM EST
Nimco Ali says Rishi Sunak should sack the home secretary, or risk losing the next election
Somalia gets 70 mln USD World Bank grant to improve services
-
Xinhua
12/18/2022 1:24 AM EST
Mogadishu, Somalia | Xinhua | The World Bank said it has approved a 70 million U.S. dollar International Development Association (IDA) grant to develop resilient water, agriculture, and environmental services for rural communities in Somalia’s drylands.
Alarm as 20 Somali girls subjected to FGM in Somalia's Kismayu
-
The East African
12/18/2022 1:23 AM EST
The UN sexual and reproductive health agency, UNFPA, is raising the alarm after 20 girls underwent the proscribed female genital mutilation (FGM) in Kismayu, Somalia’s Jubbaland state, indicating the tough road ahead to end the practice.
Somali military kills 50 al-Shabab fighters in new operation
-
VOA
12/18/2022 1:20 AM EST
MOGADISHU, SOMALIA — The Somali military says the country’s national army, with the help of local civilians, has conducted a planned military operation against the Islamist militant group al-Shabab in the Middle Shabelle region, killing at least 50 al-Shabab militants.