Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Arbaco, Apr 27, 2022
Wasiirka amniga Soomaaliya oo shaqo joojin ku sameeyay taliyihii ciiddanka Booliiska Soomaaliyeed
Arbaco, April, 27, 2022 (HOL) - Wasiirka amniga xukuumada Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa shaqo joojin ku sameeyay taliyihii ciiddanka booliiska Soomaaliyeed, Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar.
Wasiirka Amniga Soomaaliya ayaa taliyaha ciiddanka booliiska Soomaaliya ku eedeeyay inuu si bareer ah uu iskugu dayay in uu u hor istaago doorashada Guddoonka Golaha Shacabka ee loo balansanyahay maanta oo ah 27 April 2022.
Wasiirka amnigu wuxuu sheegay inuu helay xogo muujinaysa in uu taliyuhu ku howlan yahay falal khatar ku ah bad qabka qaar ka mid ah siyaasiyiinta dalka iyo masuuliyiin sarsare oo xilala muhiim ah kahaya dalka,
Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa sheegay in xilka taliyaha uu si kumeel gaar ah u hayndoono Taliye kuxigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.
Wasiirku waxaa uu faray saraakiisha ciidamada Booliska iyo Nabadsugidda in ay ka fogaadaan kumilanka siyaasada arimaha doorashooyinka una gutaan waajibaadkooda si dastuuri.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Sheikh Aadan Madoobe oo ku guulaystay guddoomiyaha barlamaanka 11-aad ee Soomaaliya
4/27/2022 7:42 PM EST
Arbaco, April, 27, 2022 (HOL) - Sheikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ku guulaystay guddoomiyaha barlamaanka 11-aad ee Soomaaliya, kadib markii wareeggii labaad ee doorashada uu ka guulaystay xildhibaan Xasan Cabdinuur oo ahaa musharraxii wareeggii koowaad ugu codka badnaa.
Labo Musharrax oo ka tanaasulay wareegga labaad ee doorashada guddoomiyaha golaha shacabka
4/27/2022 6:14 PM EST
Arbaco, April, 27, 2022 (HOL) - Xildhibaan Aadan Maxamed Nuur Saransoor iyo xildhibaan Cabdullaahi Aadan Black oo kamid ahaa afarta xildhibaan ee usoo gudbay wareegga labaad ee doorashada guddoomiyaha barlamaanka ayaa ka tanaasulay tartanka doorashada sida ay shaaciyeen.
Wareegga koowaad ee doorashada guddoomiyaha barlamaaanka oo lasoo gabagabeeyay
4/27/2022 5:24 PM EST
Arbaco, April, 27, 2022 (HOL) - Wareegii koowaad ee doorashada guddoomiyaha barlamaanka Soomaaliya ayaa hadda lasoo gabagabeeyay, iyadoo wareegga labaad ay ugudbayaan afarta musharrax ee ugu codadka badan doorashada.
Doorashada guddoonka barlamaanka Soomaaliya oo si rasmi ah uga billaabatay teendhada Afisyooni
4/27/2022 2:55 PM EST
Arbaco, April, 27, 2022 (HOL) - Doorashada guddoonka barlamaanka Soomaaliya ayaa haatan ka billaabatay teendhada Afisyooni, iyadoo xal laga gaaray khilaafkii ka taagnaa xildhibaannada lagusoo doortay Ceelwaaq.
Barlamaanka Soomaaliya oo isku diidan in xildhibaannada Ceelwaaq ay ka qeyb galaan doorashada barlamaanka
4/27/2022 1:52 PM EST
Arbaco, April, 27, 2022 (HOL) - Barlamaanka Soomaaliya ayaa isku khilaafsan sida laga yeeleeyo xildhibaannada lagusoo doortay degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, kuwaas oo haatan ku sugan hoolka doorashada.
Guddoomiye Riyo-raac oo beeniyay in xilkii laga qaaday
4/27/2022 10:59 AM EST
Arbaco, April, 27, 2022 (HOL) - Qoraal lagu baahiyay boga Guddida Doorashooyinka Somaliland, ayaa lagu sheegay in guddoomiyaha guddida Cabdirashiid Maxamuud Cali (Riyo-raac), uu wali yahay guddoomiyaha guddida.
42 Dhallinyaro Soomaali tahriibayaal oo xabsiga Zambia laga soo sii daayay
4/27/2022 10:53 AM EST
Arbaco, April, 27, 2022 (HOL) - Tahriibayaal Soomaali ah oo dhammaantood ahaa dhallinyarado, kuna xirnaa dalka Zambiya, ayaa xabsiyada laga sii daayay, kaddib dadaalo ay sameeyeen jaaliyadda iyo safaarada Soomaalidda ee dalkaasi.
Wararkii ugu dambeeyay doorashada Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya
4/27/2022 9:39 AM EST
Arbaco, April, 27, 2022 (HOL) - Teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho waxaa haatan ka soconaya diyaar garowgii ugu dambeeyay ee la xariira doorashada guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dalka Soomaaliya, kadib markii hoolka doorashada ay gareen Xildhibaano badan kuwa kalana ay haatan kusii qulqulayaan xarunta Teendhada Afisyooni.
Guddida Doorashooyinka Somaliland oo guddoomiye cusub doortay
4/27/2022 7:23 AM EST
Arbaco, April, 27, 2022 (HOL) - Qoraal lagu baahiyay boga Guddida Doorashooyinka Somaliland, ayaa lagu sheegay in xilkii laga qaaday guddoomiyihii guddida Cabdirashiid Maxamuud Cali (Riyo-raac), isla markaana guddoomiye loo doortay Kaltuun Sh Xasan Cabdi.
Xildhibaanno galay Teendhada Afisiyooni oo ku baaqay in xildhibaannada kale ay yimaadaan
4/27/2022 5:09 AM EST
Arbaco, April, 27, 2022 (HOL) - Qaar kamid xildhibaannada Golaha Shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa saaka tagay Teendhada Afisiyooni, halkaasi oo la filayo in ay ka dhacdo doorashada guddoonka Golaha Shacabka.
Beesha caalamka oo ugu baaqday madaxda Soomaalida inay is xakameeyaan, doorashadana si nabdoon lagusoo gabagabeeyo
4/27/2022 4:19 AM EST
Arbaco, April, 27, 2022 (HOL) - Beesha caalamka oo bayaan soo saartay, ayaa ku baaqday in geeddi-socodka lagusoo gababageeyo si nabdoon. Waxyna soo dhoweysay doorashadii Guddoomiyaha iyo Guddoomiye Ku-xigeennada Aqalka Sare ee qabsooontay 26ka Abriil 2022.
Raysal wasaare Rooble oo goordhaw Muqdisho dib ugu soo laabtay xili Siyaasadda dalka ay kacsan tahay
4/27/2022 3:44 AM EST
Arbaco, April, 27, 2022 (HOL) - Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay wafdi uu hoggaaminaayo Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ugu maqnaa magaalada Geneva ee wadanka Swezerland.
Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo labadiisa ku xigeen oo Maanta ka dhaceysa Magaalada Muqdisho
4/27/2022 2:20 AM EST
Arbaco, April, 27, 2022 (HOL) - Waxaa Maanta oo Arbaca ah lagu wadaa in Teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho ay ka dhacdo doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dalka iyo labadiisa kuxigeen.
Guddoomiyaha guddiga doorashada guddoonka barlamaanka oo ka horyimid hadal kasoo yeeray xubno kamid ah guddigiisa
4/27/2022 1:49 AM EST
Arbaco, April, 27, 2022 (HOL) - Guddoomiyaha guddiga doorashada guddoonka barlamaanka Soomaaliya xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay inuusan waxba kala soconin war xalay kasoo baxay qaar kamid ah guddigiisa doorashada.
Somali News
Madobe and Abdinur move to second round of voting
-
HOL
4/27/2022 5:46 PM EST
Mogadishu (HOL) - The first round of the election of the speaker of the Somali parliament concluded on Wednesday evening, with Hasan Abdinur emerging as the leading vote-getter.
International community urge for peaceful conclusion to long delayed Somalia elections
-
HOL
4/27/2022 6:26 AM EST
Mogadishu (HOL) - The international community has welcomed the election of the Speaker and Deputies of the Upper House, which on Tuesday happened in Mogadishu, and called on Somali leaders to compete for elections peacefully.
Lawmakers arrive in Afisiyoni tent to elect parliamentary speaker
-
HOL
4/27/2022 6:09 AM EST
Mogadishu (HOL) - Lawmakers are arriving at the Afisiyooni tent in Mogadishu on Wednesday morning, where the election of Lower House leadership is expected to take place.
Ethiopia arrests four over hotel bomb attack
-
The East African
4/27/2022 3:26 AM EST
Ethiopian authorities have arrested four suspects in connection with the Sunday bomb attack at a hotel in the historic city of Harar.
African countries defy Covid-19 challenges, increase military spending: report
-
The East African
4/27/2022 2:09 AM EST
African countries raised their military spending last year despite the economic meltdown brought about by the Covid-19 pandemic.
‘This is the worst drought in forty years’: Millions of Ethiopians at risk from failed rains
-
UN News
4/27/2022 1:57 AM EST
Ethiopia’s eastern Somali Region has been hit by three consecutive below-average rainy seasons, worsening the already deteriorating humanitarian situation for around 3.5 million people, more than half the local population.
Former general Jama Mohamed Ghalib passes away in Djibouti
-
HOL
4/27/2022 1:46 AM EST
Mogadishu (HOL) - Former Somali Police Force commissioner retired general Jama Mohamed Ghalib passed away in Djibouti City on Tuesday.
U.S. announces more than $200 million in additional humanitarian assistance for Ethiopia, Kenya and Somalia
-
USAID
4/27/2022 1:46 AM EST
Today in Geneva, the United States announced more than $200 million in additional assistance to respond to humanitarian needs in the Horn of Africa, including from the devastating drought and to address the needs of refugees, internally displaced persons, and conflict-affected population in the region. This assistance, through the U.S. Agency for International Development (USAID) and the U.S. Department of State will help save lives in Ethiopia, Kenya, and Somalia, where more than 20 million people are projected to need emergency food assistance this year following two years of inadequate rainfall in a region dependent on agriculture and livestock to survive.
‘I lost everything’: Somaliland market fire upturns life, economy
-
Al Jazeera
4/27/2022 1:32 AM EST
Hargeisa, Somaliland: On April 1, the first night of Ramadan, 23-year-old Somalilander Abdul Rahman was undertaking a solemn duty.
Interior Minister suspends Police Chief ahead of Lower House Speaker election
-
HOL
4/27/2022 1:26 AM EST
Muqdishu(HOL) - The federal Minister of Interior, Abdullahi Nor, announced on Wednesday morning that he suspended the Police Commissioner, General Abdi Hassan Mohammed Hijar, effective immediately, for "using force to stop the planned (parliamentary) sessions.
UK announces £25 million aid package for Somalia, supporting almost 1m people
-
Arab News
4/27/2022 1:17 AM EST
UK Minister for Africa Vicky Ford has announced a new £25 million ($31.4 million) aid package to provide vital services to almost a million people in Somalia, as the country teeters on the brink of widespread famine, the Foreign Office said on Tuesday.
UNHCR says 500,000 people displaced by drought in Somalia in three months
-
Xinhua
4/27/2022 1:13 AM EST
About 500,000 people have been displaced due to severe drought ravaging several parts of Somalia in the first three months to March, the United Nations refugee agency said Tuesday.