4/19/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, July 5 , 2021
Koomishanka xuquuqal insaanka Somaliland oo warbixin kasoo saaray hablo Berbera ku xidhan
 

Isniin, Luulyo, 5, 2021 (HOL) - Koomiishanka xuquuqal insaanka Somaliland, ayaa ku baaqay in si dhakhso ah looso gaba gabeeyo dacwada 8 hablood oo Berbera ugu xidhan in ay calanka Soomaaliya ku labisteen.

Xubnaha koomiishanka oo hablaha oo laga soo xidhay Laascaanood xog waraysi kula yeeshay xabsiga, ayaa sheegay in ay ka cabanayaan kulaylka Berbera oo sareeya.

Koomiishanka ayaa sidookale sheegay in hablaha qaar kamid ahi ku jiraan dugsiyo isla markaana sanad dugsiyeedkii bilaabmay.

Hoos ka akhriso warbixinta koomishanka oo dhamaystiran:-



Abdilahi Abdi Rahman, Hiiraan Online
[email protected]