Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Axad, Sept 26, 2021
Dowladda Qatar oo cambaaraysay qaraxii shalay ka dhacay Muqdisho
Axad, September, 26, 2021 (HOL) - Dowladda Qatar ayaa cambaareyn xooggan u soo jeedisay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay bar koontarool oo ku taalla Degmada Xamar Jajab, kaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Qatar ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in ay si adag ugasoo horjeedo ficilada argagixiso, waxayna kuwa dhaawacmay u rajaysay caafimaad deg -deg ah.
Dhinaca kale, khasaaraha ka dhashay qaraxii shalay ayaa sii kordhaysa, iyadoo tirada dhimashada ay ka badan tahay toban qof sida ay sheegayaan ilaha caafimaadka isbitaalada Muqdisho.
Waa markii ugu horraysay oo muddo sano ah kadib ay Muqdisho maalmo is-xiga xiga ay ka dhaceen qaraxyo ismiidaamin ah oo ay dad badani ku dhinteen.
Waxay kusoo aadayaan xilli uu khilaaf xooggan ka dhaxeeyo madaxda ugu sarreysa dalka, khilaafkaas oo fursad u noqon kara in amniga uu qalqal galo.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Maxay kawada hadleen madaxwenaha Puntland iyo wafdiga beesha caalamka ee tagay magaalada Garowe?
9/26/2021 9:07 PM EST
Axad, September, 26, 2021 (HOL) - Danjiraha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa Garowe kulan kula yeeshay Madaxweynaha Puntland iyo golihiisa wasiirrada.
Wararkii ugu dambeeyay ee Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya oo laga hor istaaggay Garoowe
9/26/2021 12:18 PM EST
Axad, September, 26, 2021 (HOL) - Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan oo maalmahan ku sugnaa Puntland ayaa saacado laga hor istaaggay inuu gudaha u galo Garoowe.
Fahad Yaasiin oo maanta la wareegay xilkii uu dhawaan u magacaabay madaxweyne Farmaajo
9/26/2021 10:44 AM EST
Axad, September, 26, 2021 (HOL) - Taliyahii hore ee hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka lataliyaha amniga qaranka oo uu dhawaan madaxweyne Farmaajo oo u magacaabay.
Raysal wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay Taliyeyaasha Booliiska Soomaaliya iyo AMISOM
9/26/2021 9:27 AM EST
Axad, September, 26, 2021 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la qaatay Taliska Booliiska AMISOM, Taliyaha Booliiska Soomaaliyeed iyo guddoonka guddiga doorashooyinka gobolada Waqooyi ee Somaliland.
Maamulka Galmudug oo beeniyay in Ahlusunna duulaan ku tahay deegaannadooda
9/26/2021 5:58 AM EST
Axad, September, 26, 2021 (HOL) - Dowlad goleedka Galmudug ayaa beeniyay warar sheegaya in magaalada Dhuusomareeb ay duulaan ku yihiin ururka Ahlusunna Waljamaaca oo horay u maamuli jiray gobolada dhexe ee Soomaaliya.
Golaha Midowga Musharaxiinta oo soo saaray qodobo xasaasi ah oo ku saabsan xaalada dalka
9/26/2021 5:52 AM EST
Axad, September, 26, 2021 (HOL) - Golaha midowga Musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo saaray war saxafadeed ay kaga hadalayaan qodobo muhiim ah oo la xiriira xaalada dalka, arrimaha doorashooyinka, amniga dalka, kiiska Ikraan Tahliil iyo arrimo kale oo ay ka mid yihiin wadahadaladii lagu dhex dhexaadinaayay madaxweyne Farmaajo iyo Raysal wasaare Rooble ee labada jeer fashilmay.
Siciid Deni oo madaxweyne Farmaajo ugu baaqay in uusan doorashada iyo amnigeeda caqabad ku noqon
9/26/2021 1:55 AM EST
Axad, September, 26, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa ugu baaqay Madaxweyne Farmaajo in uusan caqabad ku noqon wixii lagu heshiiyay oo ah in doorashada iyo amniga dalka uu masuul ka yahay raysal wasaare Rooble.
Diyaarado dagaal oo duqeymo culus ka geystay deegaano ka tirsan gobolka Gedo
9/26/2021 1:38 AM EST
Axad, September, 26, 2021 (HOL) - Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in Xalay saqdii dhexe diyaaradaha dowladda Kenya ay ka geysteen duqeymo deegaano hoostaga degmada Ceelwaaq.
Somali News
Don’t undermine election plan, allow Roble to spearhead poll process, Deni tells Farmaajo
-
HOL
9/26/2021 11:36 AM EST
GAROWE (HOL) - Allow Prime minister Mohamed Hussein Roble to spearhead the implementation of the electoral process including key election security arrangements in accordance with 27 May poll agreement, Puntland leader, Saed Abdullahi Deni told outgoing president Mohamed Abdullahi Farmaajo.
PM Roble meets with police commanders ahead of Somaliland Senate poll
-
HOL
9/26/2021 9:45 AM EST
Mogadishu (HOL) - Somalia's PM, Mohamed Hussein Roble, met with AMISOM Police Commissioner, Somali Police Commissioner and the Chairman of the Northern Regional Electoral Commission in Somaliland on Sunday to discuss the security preparations ahead of next week's Senate election for the Northern Regions.
Galmudug administration denies Ahlu Sunna is mobilizing in central Somalia
-
HOL
9/26/2021 9:18 AM EST
Mogadishu (HOL) - Galmudug State Government has denied reports that the town of Dhusamareb is under attack by Ahlu Sunna Waljama'a, which used to control the central regions of Somalia.
Somalia's opposition leaders call on PM to expedite the electoral process
-
HOL
9/26/2021 8:20 AM EST
Mogadishu (HOL) - The Council of Presidential Candidates has issued a press statement on Sunday calling on the Prime Minister to expedite the electoral process and warning President Farmajo and the former intelligence director that they would be held liable for destabilizing the country.
Townhall hopes to bring Somali community needs to Omaha city leaders
-
KETV
9/26/2021 4:37 AM EST
'There's a concern about the housing issues,' Mahamed Jimale says
Shooting near WSU kills man who worked for Somali American community, injures Cougar football player
-
Seattle Times
9/26/2021 4:31 AM EST
The 23-year-old man killed in a shooting early Saturday near the Washington State University campus in Pullman was a South King County community activist who dreamed of running for public office, according to his friends and relatives.
Kenya conducts airstrikes in Gedo region
-
HOL
9/26/2021 3:36 AM EST
Kismayo (HOL) - Kenyan warplanes bombarded areas under Elwak district last night, according to local residents.
Letter from Africa: The wonders of Somali cuisine and a taste of home
-
BBC
9/26/2021 1:43 AM EST
On a rainy Friday evening in London not long ago, I welcomed a group of friends to my flat to enjoy a Somali culinary feast that I had spent hours preparing.
Why the killing of a spy is shaking the state
-
Africa Confidential
9/26/2021 1:31 AM EST
The security forces, including the army, the police, and NISA are already deeply divided by the dispute and pundits expect the military courts and the judicial system to be drawn in too, leading to serious worries about whether there will even be a state apparatus for the next president to inherit.
Ethiopia to world leaders: Be 'constructive' on Tigray
-
AP
9/26/2021 12:56 AM EST
Ethiopia told the international community Saturday to steer clear of sanctions and avoid meddling over its war with forces from its Tigray region, and to let the African Union work on bringing all parties together.