Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Axad, Sept 19, 2021
Guddoonka Baarlamaanka Hirshabeelle oo ka hadlay doorashadii Xalay buuqa kusoo dhamaatay iyo tan maanta dhaceysa
Axad, September, 19, 2021 (HOL) - Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Hirshabeelle Siraaji Sheekh Isxaaq ayaa faahfaahin ka bixiyay buuqii iyo fowdadii Xalay ka dhacday hoolka ay ka socotay doorashada Aqalka sare ee magaalada Jowhar.
Waxa uu sheegay guddoomiyaha in maanta la dhameystiri doono doorashada kursigii xalay fowdad iyo buuqa kusoo idlaaday iyo waliba labada kursi ee kale ee ka dhineed sideeda kursi ee deegaan doorashadoodu tahay Hirshabeelle.
"Xildhibaano tiro yar ayaa sameeyay buuq iyo fowdo waxayna aheyd arintasi dhibaatoyinka ugu yar yar ee dhaca, iyagana waxa arintoda hadda gacanta ku haayo guddiga anshaxa oo la xisaabtamaya, umana maleynayo iney maanta ka qeyb gali doonan doorashada dhaceysa" ayuu yiri guddoomiye Siraaji.
Doorashada Hirshabeelle ee kuraasta Aqalka sare ayaa afartii kursi ee ugu horeysay waxay ku dhaceen hanaan buuq la'aan ah, waxaana soo baxayay waxii ka dambeyay cabasho ka imaaneysay qaar ka mid ah Musharaxiinta u tartamaya kuraasta Aqalka sare, iyadoo ay jirto Musharaxiin Muqdisho dib ugu laabtay oo shaaciyay in kursiga ay ku tartami lahayeen ay soo faragaliyeen madaxda Hirshabeelle, islamarkaana dil loogu hanjabay taaso keentay iney Jowhar isaga soo cararaan waa sidey sheegteene.
Jamaal Cali Cabdi, Hiiraan Online
[email protected]
Dabageed iyo xildhibaanno ka soo jeeda Hiiraan oo qarka u saaran inay ka dhoofaan Jowhar
9/19/2021 12:46 PM EST
Axad, September, 19, 2021 (HOL) - Waxaa shalay magaalada Jowhar ka dhacday doorasho kursi ka mid ah kuraasta Aqalka sare kaas oo ay ka dhalatay buuq iyo rabshado ka dhacay hoolka doorashada kadib markii sida ay HOL xogta ku heshay Madaxweynaha Hirshabelle iyo qaar ka mid ah guddoonka barlamaanka ay balanta uga baxeen Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Yuusuf Dabageed.
Habraaca Doorashada kuraasta Aqalka sare ee gobolada Waqooyi oo lasoo saaray
9/19/2021 12:33 PM EST
Axad, September, 19, 2021 (HOL) - Waxaa goordhaw lasoo bandhigay habraaca doorashada kuraasta Aqalka sare ee gobolada Waqooyi ku matalaya Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya.
Kursigii lixaad ee doorashada kuraasta Aqalka sare oo goordhaw loogu doortay magaalada Jowhar Ganacsade Xasan Kobac
9/19/2021 12:18 PM EST
Axad, September, 19, 2021 (HOL) - Waxaa goordhaw lagu soo gabagabeeyay magaalada Jowhar doorashada mid ka mid ah kuraasta sideeda ah ee Aqalka sare oo deegaan doorashadooda tahay Hirshabeelle.
Guddiga Doorashada Hirshabeelle oo Shaaciyay Kursiga galabta lagu dooranaayo magaalada Jowhar
9/19/2021 9:59 AM EST
Axad, September, 19, 2021 (HOL) - Guddiga doorashada maamulka Hirshabeelle ayaa goordhaw shaaciyay in galabta ay ka dhici doonto magaalada Jowhar mid ka mid ah kuraasta Aqalka sare xubnaha ku matalaya maamul goboleedka Hirshabeelle.
Xasan Sheikh: Farmaajo talaabada uu ku laayay awooddaha RW Rooble waxay muujinaysaa inuusan doorasho rabin
9/19/2021 8:00 AM EST
Axad, September, 19, 2021 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in tallaabadii uu dhawaan madaxweyne Farmaajo ku laalay awoodaha Raysal wasaare Rooble ay muujineyso inuusan qorshaha ugu jirin doorasho.
Wasiir Kaahin "Maxay Soomaaliya doorasho uga dhici laadahay?"
9/19/2021 7:50 AM EST
Axad, September, 19, 2021 (HOL) - Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa isbar bardhig ku sameeyay sababta ka danbaysa in dowladnimada Soomaaliya hana qaadi waydo, Somaliland na ku guulaysato in ay dhisto dowlad doorashooyina qabato.
Qaraxyo lagu burburiyay dhamaan dhismahii garoonka diyaaradaha degmada Buula burte
9/19/2021 5:30 AM EST
Axad, September, 19, 2021 (HOL) - Wararka ka imaanaya degmada Buula burte ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Al-shabaab ay la beegsadeen dhismaha garoonka diyaaradaha degmadaasi oo dhawaan lee lasoo gabagabeeyay dhismahiisa.
Golaha ammaanka oo ku boorriyay hoggaamiyeyaasha is haya ee Soomaaliya inay xalliyaan khilaafkooda
9/19/2021 3:10 AM EST
Axad, September, 19, 2021 (HOL) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku boorriyay hoggaamiyeyaasha dowladda Soomaaliya ee is-khilaafsan inay khilaafkooda ku xalliyaan wadahadal ayna mudnaanta koowaad siiyaan qabashada doorashooyinka qaran ee muddada dheer dib u dhacu ku yimid.
UK oo shaacisay in ay aad uga walaacsan tahay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya
9/19/2021 2:28 AM EST
Axad, September, 19, 2021 (HOL) - UK ayaa sheegtay in ay aad uga walaacsan tahay kor u kaca xiisadda siyaasadeed ee hadda ka jirta Soomaaliya, waxayna sheegtay khilaafka Farmaajo iyo Rooble inuu halis ku yahay inuu wiiqo kalsoonida hoggaamintooda.
Somali News
BREAKING: Missing scholar released after ten days of captivity
-
HOL
9/19/2021 8:35 PM EST
Nairobi (HOL) - A Somali-Kenyan scholar and political analyst abducted a little over a week ago has been released by his captors, according to sources close to his family.
Serbian Foreign Minister receive credential letters of the Charge D'affaires of the Embassy of Somalia in Belgrade
-
Serbian Foreign Minister
9/19/2021 10:28 AM EST
Today, the Minister of Foreign Affairs, Nikola Selaković, receive credential letters of the Charge D'affaires of the Embassy of Somalia in Belgrade, Mohamed Abdullahi Ahmed.
Al-Shabaab bombing destroys section of airport in central Somalia
-
HOL
9/19/2021 9:35 AM EST
MOGADISHU (HOL) - A section of the Bulo Burte Airport in Hiiraan region was Sunday morning destroyed in a bomb attack by the militant group Al-Shabaab.
UK expresses concern over the current political crisis in Somalia
-
gov.uk
9/19/2021 7:34 AM EST
The UK is deeply concerned by the escalation of the current political crisis in Somalia. The situation threatens to undermine the credibility of Somalia’s leadership and risks the safety and future of the Somali people.
'Change the game': supermodel Halima Aden reinvents modest fashion
-
AFP
9/19/2021 5:39 AM EST
Halima Aden, the first supermodel to wear a hijab and pose in a burkini, has ripped up her lucrative contracts in an industry she feels lacks "basic human respect" and entered the world of modest fashion design instead.
Last two escaped Palestinian prisoners surrender to Israel forces
-
al-jazeera
9/19/2021 5:15 AM EST
Israel says it captured the last two Palestinian prisoners who escaped from a maximum-security prison more than 10 days ago.
Foreign Ministry monitoring case of Malaysian detained in Somalia
-
BERNAMA
9/19/2021 12:45 AM EST
KUANTAN (Bernama): The Foreign Ministry is closely monitoring the detention and legal process imposed on a Malaysian man who allegedly entered Somalia to engage in the activities of the Al-Shabab group, says its minister Datuk Saifuddin Abdullah (pic).
UN Council urges restraint, dialogue in Somalia's leadership feud
-
Alaraby
9/19/2021 12:23 AM EST
The United Nations Security Council on Saturday expressed "deep concern" over a spiralling feud between Somalia's president and prime minister and called for both restraint and fresh talks.