Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Talaado, Oct 19, 2021
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Jubbaland oo shaaciyay xili ay dhaceyso doorashada Kuraasta ka harsaneyd Aqalka Sare
Talaado, October, 19, 2021 (HOL) - Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer maamul goboleed ee Jubbaland ayaa shaaciyay xiliga la qabanaayo doorashada afarta kursi ee ka harsaneyd doorashada kuraasta Aqalka sare ee deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland.
Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka maamulka Jubbaland Dr. Siyaad Maxamed Mursal ayaa sheegay in maalinta maalinta berito ah la diiwaan gelin doono Musharaxiinta, islamarkaana maalinta Khamiista ah ay dhici doonto doorashada afarta kursi ee ka harsan kuraasta Aqalka sare xubnaha uga mid noqonaya Jubbaland Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya.
Doorashada afartaan kursi hadii todobaadkaan maamulka Jubbaland uu soo dhameystiro waxaa hari doonta kaliya laba kursi oo ka harsan kuraasta Aqalka sare ee deegaan doorashadooda tahay Maamulka Galmudug, kaasoo isna la filaayo inuu dhawaan doorto labada kursi ee uga haray Aqalka Sare si loo bilaabo doorashada Xildhibaannada Aqalka Hoose ee Golaha Shacabka Soomaaliya.
Dhawaan ayay aheyd markii Raysal wasaaraha Soomaaliya uu shaaciyay in todobaadka soo socda ay bilaaban doonto doorashada Golaha Shacabka, isagoona ugu baaqay maamulada dalka iney soo dhameystiraan doorashada kuraasta ka harsan Aqalka sare, islamarkaana ay dardar geliyaaan qabsoomida doorashooyinka Aqalka Hoose.
Jamaal Cali Cabdi, Hiiraan Online
[email protected]
Dowladda Soomaaliya oo digniin kasoo saartay maraakiibta jarriifka ku haysa badda Soomaaliya
10/19/2021 11:30 AM EST
Talaado, October, 19, 2021 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa digniin kasoo saartay kalluumaysiga sharci darrada ah ee maraakiibta shisheeye ka wadaan badda Soomaaliya.
Wasiir Cabdilaahi Abokor "Faysal Cali Waraabe maxkamad ayaan la tiigsanayaa"
10/19/2021 7:59 AM EST
Talaado, October, 19, 2021 (HOL) - Wasiir howlaha guud iyo guryaynta Somaliland Cabdillaahi Abokor Cismaan, ayaa sheegay in uu maxkamad la tiigsanayo guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, oo ku eedeeyay in uu ku kacay musuq maasuq xiligii uu ahaa wasiirka jidadka.
Axmed Fiqi : Wadaadada Wahaabiyiinta waxay bannaysteen dhiigga Ahlusunna Waljamaaca
10/19/2021 4:48 AM EST
Talaado, October, 19, 2021 (HOL) - Wasiirkii hore ee amniga Galmudug, Axmed Macalin (Fiqi), ayaa weerar afka ah ku qaaday wadaado uu ku tilmaamay inay yihiin wahaabiyiin uu sheegay in doonayaan in ay xallaalsadaan dhiigga culimada Ahlusunna Waljamaaca.
Soomaaliya iyo Pakistan oo ka wada hadlay iskaashiga amniga baddaha
10/19/2021 4:12 AM EST
Talaado, October, 19, 2021 (HOL) - Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhida dalka Pakistan, Khadija Mohammed Al Makhzumi ayaa la kulantay taliyaha ugu sarreeya Ciidanka Badda Pkaistan, Admiral Mohammed Amjad Khan Niazi.
Faahfaahino kasoo baxaya qarax miino oo dad shacab ku dhinteeen oo ka dhacay gobolka Sh/dhexe
10/19/2021 2:23 AM EST
Talaado, October, 19, 2021 (HOL) - Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa waxaa uu ka dhacay agagaarka degaanka Daniga Baalow oo ku yaalla inta u dhaxeeysa degmooyinka Balcad iyo Afgooye ee Gobolada Shabeellaha Dhexe iyo Shabeellaha Hoose, waxaana ka dhashay khasaaro dhimasho ah.
Madaxweynaha Jubbaland oo soo saaray liiska Musharaxiinta ku tartameysa kuraasta ka dhineyd Aqalka sare
10/19/2021 1:43 AM EST
Talaado, October, 19, 2021 (HOL) - Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa soo saaray liiska magacyada afarta musharax ee ka harsaneyd kursaasta Aqalka sare xubnaha uga mid noqonaya maamulka Jubbaland.
Somali News
Jubbaland polls team sets vote date for last four senators
-
HOL
10/19/2021 11:01 AM EST
KISMAYO (HOL) - Jubbaland parliament will elect the last four senators on Thursday, the State Indirect Elections Team (SIET has announced.
Guriel on the brink of fighting as Galmudug forces set to attack Ahlu Sunna
-
HOL
10/19/2021 7:19 AM EST
DHUSAMAREB (HOL) - Tension is building up in Guriel town as Galmudug forces mass up in the outskirts of the town ahead of an attack against the Sufist group Ahlu Sunna Waljamaa which has held control of the town for about three weeks now.
Tigray: Ethiopian government admits Mekelle airstrike
-
BBC
10/19/2021 4:02 AM EST
Ethiopia has admitted it was behind airstrikes in the capital of the conflict-riven Tigray region - hours after it denied it had carried out what rebels say were deadly raids.
Kenya's opposition leader promises khat farmers new export markets
-
HOL
10/19/2021 3:53 AM EST
Nairobi (HOL) - Orange Democratic Movement (ODM) leader Raila Odinga has promised khat farmers based in Meru that he will ensure he has access to markets for their produce if he is elected Kenyan President in 2022.
Jubaland looks to complete Upper House elections
-
HOL
10/19/2021 3:22 AM EST
Kismayo (HOL) - Jubaland has released the names of the candidates who will be vying for the remaining four federal senatorial seats.
Lamu fisherman vow to continue plying their trade despite ICJ ruling
-
HOL
10/19/2021 3:00 AM EST
Nairobi (HOL)- Fishermen based in Lamu County have vowed to defy a recent ruling made by the International Court of Justice (ICJ) that saw awarded Somalia a majority portion of a disputed maritime territory.
Boys Cross Country: Sharmarke Ali, Gahanna Lincoln Lions work to push pack forward
-
Columbus Dispatch
10/19/2021 1:17 AM EST
Since moving to Gahanna during the offseason, senior Sharmarke Ali has enjoyed becoming a part of the community and competing for the Gahanna Lincoln boys cross country team this fall.
Report: Police looking at Qatar link in killing of Sir David Amess
-
i24
10/19/2021 1:04 AM EST
Conservative MP was chairman of parliamentary group on Qatar and visited Gulf state last week
Displaced Somali women enter livestock trade in Luq
-
Radio Ergo
10/19/2021 1:00 AM EST
(ERGO) – Saqo Ali Ibrahim could not afford to sit idle when food aid stopped being delivered to her IDP camp in Lug, southern Somalia’s Gedo region, so she borrowed money and launched into the male-dominated livestock trade.
Ambassador of Somalia Khadija Mohamed Almakhzoumi visits Naval Headquarters
-
Radio Pakistan
10/19/2021 12:55 AM EST
Ambassador of Somalia Khadija Mohamed Almakhzoumi visited Naval Headquarters in Islamabad on Monday and met Chief of the Naval Staff Admiral Muhammad Amjad Khan Niazi.
UN ramps up response to help drought-hit Somalis
-
Xinhua
10/19/2021 12:53 AM EST
MOGADISHU (Xinhua)) - The United Nations humanitarian agency said Monday it has stepped up response to support drought-stricken communities in Somalia especially in the southern region to avert a further deterioration of the situation.